Ciiidamada guutada madaafiicda Mujaahidiinta Al-shabaab waxay saaka weerar culus oo madaafiic ah ku garaaceen xerada Xalane ee magaalada Muqdisho, taasi oo ah taliska ugu weyn ee ay saliibiyiinta uga suganyihiin Soomaaliya.
Madaafiicda ayaana si toos ah ugu dhacay gudaha xerada Xalane, waxaana jira khasaare kala duwan oo cadowga ka soo gaaray duqaynta madaafiicda ah, wixii faahfaahin ah dib ayaan kasoo gudbin doonaa Insha’Allaah.
Dhanka kale, waxay ciidamada mujaahidiintu saaka weerar madaafiic ah ku qaadeen xerada maleeshiyaadka Ridada ee Hiilweyne ee dhacda duleedka degmada Balcad ee wilaayada Sh/dhexe, waxaana weerarkaasi ku dhintay 6 askari oo murtadiin ah, halka 42 kale oo maleeshiyaad ahna ay ku dhaawacmeen.
Murtadiinta weerarkan madaafiicda ah lagu dilay waxaa ka mid ah taliye Urur, kaasi oo lagu magacaabi jiray Cumar Yare iyo sidoo kale murtad Ilkacase oo ahaa tababare.