Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Maraykanka Oo Shaaciyay In Uu Beddelayo Siyaasaddiisa Africa Kaddib Fashilka Duulaankiisa Saliibiga.
  • Allposts
  • Warar

Maraykanka Oo Shaaciyay In Uu Beddelayo Siyaasaddiisa Africa Kaddib Fashilka Duulaankiisa Saliibiga.

May 26, 2025

Taliska ciidanka Maraykanka ayaa shaaca ka qaaday inuu ku fashilmay hawl-galladii uu ka waday qaaradda Afrika, gaar ahaan dalalka Muslimiinta.

Waxaanu ku dhawaaqay inuu beddelayo istaraatiijiyaddiisii hore isla markaana uu awoodda saari doono amniga dalkiisa isagoo saaxiibadiisa Afrikaantana ugu baaqay in ay isku tashadaan, sida ay warbaahinta caalamku soo tebinayeen saacadihii lasoo dhaafay.

“Waxaan u baahannahay in aan gaarsiino xulafadeenna Afrikaanta heer ay howlgallo madax-bannaan ku fulin karaan” ayuu yiri Jenaraal Michael Langley oo ah taliyaha ugu sarreeya ciidamada Maraykanka ee AFRIKA isagoo waraysi siiyay Associated Press (AP).

Taliyaha AFRICOM waxa uu tilmaamay in ay ku rafaadeen hawl-galladii ay ka wadeen dalalka Muslimiinta iyo weliba guud ahaan qaaradda Afrika, waxaanu sheegay in tallaabadan ay u qaadeen si loola wadaago culayska iyo dhibaatadii ka haysatay furimaha dagaalka.

Warbaahinta Maraykanka oo si weyn u qaadaa-dhigaysa tallaabadan ayaa sheegtay in qorsheyaashii hore ee Mareykanka ee ku saabsanaa dhinaca ammaanka ee isku-xirnaanta difaaca iyo diblomaasiyadda ee xulufadiisa Afrika haatan uu Maraykanku u bedelay baaqyo ku talinaya in dalalkaasi ay samaystaan isbahaysiyo si ay u maarayn karaan amnigooda.

Tallaabadan uu Maraykanku dhabarka ugu jeediyey wakiilladiisi Afrika oo lagu sheegay kuwo taag-dara isla markaana uu awoodda ku saarayo xoojinta danahiisa gudaha ayuu taliyaha AFRICOM ku sheegay inay tahay mudnaanta Wasaaradda Difaaca ee Madaxweyne Donald Trump.

“Waxaan hadda awoodda saaraynaa mudnaantayada gaarka ah iyo ilaalinta gudaha Mareykanka…” ayuu yiri taliyaha ugu sarreeya ciidamada Mareykanka ee Afrika, mar uu dhawaan tababar u soo xirayay ciidamo ka kal socday 40 dal.

Wakaaladda wararka ee AP ayaa sheegtay in tallaabadan cusub ee Maraykanku ay timid xilli calooshood-u-shaqaystayaasha Afrikaantu ay yihiin kuwo aad u liita halka awoodaha kasoo hor-jeedaana ay si weyn isku fidinayaan.

“Waxaan u aragnaa Afrika in ay tahay xarunta Al-Qaacida…” Sidaas waxaa yiri sarkaal sare oo Maraykan ah oo ay soo xigatay Associated Press, kaas codsaday in magaciisa la qariyo waxaanu sheegay in ka-hadalka arrintan aanu fasax u haysan. Waxaanu intaas raaciyey in laamo-goboleedyo cusub ay samaysanayaan mujaahidiinta Al-Qaacida.

Sida ay warbixinteeda ku sheegtay Wakaaladda Wararka AP, qaybo ka mida bariga iyo galbeedka qaaradda Afrika ayaa sannadkii lasoo dhaafay ee 2024, noqday meelaha ugu daran ee ay ka dhacaan hawl-gallada mujaahidiintu. Waxaana hawl-galladaasi lagu dilay in ka badan kala bar saaxilka Galbeedka Afrika, sida uu sheegtay hey’adda cilmi-baarista ee Institute for Economics and Peace.

Hey’addan oo ururisa tirakoobka dilalka ay mujaahidiintu fuliyaan ayaa sidoo kale xustay in mujaahidiinta Al-Shabaab ay hawl-galladaasi ku dileen 6% dhimashada soo gaarta murtadiinta iyo Kuffaarta caalamka, taas oo ka dhigaysa ayay tiri daraasaddu dalka ugu dhimashada badan Kuffaarta Afrika marka laga reebo Saaxilka.

Mar uu taliyaha Africom soo hadal qaaday arrimaha Soomaaliya iyo saameynta ay isbedelladan ku yeelan karaan wuxuu tibaaxay in maleeshiyaadka kooxda ridada ay aad uliitaan oo ay ladaalaa dhacayaan iska caabinta weerarada uga imaanaya wax uu ugu yeeray argagaxisada Al Shabaab.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 13 aad)
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -28-11-1446 Hijri.

Related Stories

Maamulka Deni Oo Go’aan Kasoo Saaray Maleeshiyo Kooxda Gurguurte Ka Abaabulayso Gudaha Degaannadeeda.
  • Allposts
  • Warar

Maamulka Deni Oo Go’aan Kasoo Saaray Maleeshiyo Kooxda Gurguurte Ka Abaabulayso Gudaha Degaannadeeda.

June 11, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -25-Dulxijah-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -25-Dulxijah-1447-Hijri

June 11, 2026
Ciidanka Itoobiya Iyo Maleeshiyada Gurguurte Oo Lagu Weeraray Baay, Sh/hoose Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Warar

Ciidanka Itoobiya Iyo Maleeshiyada Gurguurte Oo Lagu Weeraray Baay, Sh/hoose Iyo Gedo.

June 11, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada