Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Taliska Africom Oo Ka Qayla-dhaamiyay Tabaha Dagaal Ee Shabaabul Mujaahidiin.
  • Allposts
  • Warar

Taliska Africom Oo Ka Qayla-dhaamiyay Tabaha Dagaal Ee Shabaabul Mujaahidiin.

May 31, 2025

Markale taliska ciidanka Mareykanka ee qaaradda Afrika ayaa ku celiyay in uusan sii wedi doonin taageerada ciidan iyo midda amni ee uu siiyo dowladaha dhaca qaaradda Afrika xilli mujaahidiinta ka halgamaysa qaaradda ay sii xoojiyeen dagaalka jihaadka ah.

Mas’uulka ugu sarreeya ciidanka Mareykanka ee loo yaqaan AFRICOM ayaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya ka sheegay in uu sii idlaanayo waqtigii uu Mareykanku sii wedayay taageerada uu siiyo ciidamada Afrikaanta ah.

Jeneraal Michael Langley oo ah taliyaha AFRICOM ayaa taliyaasha ciidamada dowladaha Afrika kula hadlay magaalada Nairobi wuxuuna tafaasiil dheeraad ah ka bixiyay marxaladihii ay soo martay taageerada Mareykanka ee dowladahan isagoo walaac ka muujiyay in isbedello uusan Mareykanku jeclaysan ay suurtagal tahay in ay ka xasilaan waddamo dhaca Afrika.

“Ma ahan mas’uuliyadda Mareykanka in uu sii ahaado ilaaliyaha nabadda Afrika, waxaa lajoogaa waqtigii uu dal walba mas’uuliyad iska saari lahaa ilaalinta amnigiisa” ayuu hadalkiisa sii raaciyay Jeneraal Langley.

Mar uu soo hadal qaaday hubanti la’aanta ka taagan maalgelinta ciidamada kufaarta afrikaanta ee duullaanka ku jooga soomaaliya ayuu sheegay in arrinkaas ay wiiqayso howlgallada ashahaadda ladirirhimo ee ka socda dalka.

Wuxuu intaa ku daray in isbeddelka mudnaanta difaaca ee Maraykanka iyo istaraatiijiyadda qaran oo dib loo habeeyey ay keenayso in la dhimo kaalmada milatari iyo barnaamijyada tababarka ee Mareykanka uu siinayay dowladaha saliibiyiinta afrikaanta ah.

Wuxuu si gaar ah u sheegay in ay dhimayaan wax uu ugu yeeray kaalmadii ay siin jireen dalal ay ku jirto Soomaaliya inkastoo ay sii xoogeysteen dagaalyahanada jihaadiga Al Shabaab waxaana xilligii uu hadalkan jeedinayay hareertiisa fadhiyay Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage oo ah taliyaha maleeshiyaadka kooxda Riddada Soomaaliya.

Gaal Michael Langley wuxuu ka qeylla dhaamiyay tabaha ay mujaahidiinta alshabaab adeegsanayaan si kasta oo diyaaradaha Mareykanku ay duqeymo uga geysanayaan furimaha dagaalka ayay sii wadaan taqadumka ay ku baacsanayaan maleeshiyaadka murtadiinta ee carratuurka u ah saliibiyiinta.

Wuxuu carrabaabay in weerarada kamaa’inta ah iyo qaraxyada miinooyinka loo adeegsado ay yihiin hub halis ah oo dhibaato weyn ku haya xulufada Mareykanka ee dhulka oo uu ula jeedo maleeshiyaadka murtadiinta ee American-ku soo carbiyeen.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -04-12-1446 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -05-12-1446-Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 10-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 10-11-1447-Hijri.

April 27, 2026
Daawo Muuqaallo Cusub Oo Ay Baahisay Kataa’ib Al-ikhbaariyah.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Muuqaallo Cusub Oo Ay Baahisay Kataa’ib Al-ikhbaariyah.

April 27, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -10-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -10-11-1447-Hijri

April 26, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada