Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ayaa si buuxda ula wareegay gacan ku haynta degmada Moqokori ee dhaca bariga wilaayada Hiiraan, kaddib markii ay cagta mariyeen saldhigyadii maleeshiyaadka murtadiinta ay kaga sugnaayeen degmadaasi.
Weerarka oo ahaa mid culus ayaa ku billowday camaliyad ishtish-haadi ah oo uu fuliyay walaal Istis-haadi ah, taasi oo beegsatay taliskii murtadiinta ee afaafka hore magaalada Moqokori, kadibna ciidanka mujaahidiinta ayaa weerar iqtixaam ah ku qaaday wixii ka badbaaday camaliyadda.
Maleeshiyaadka murtadiinta ah ee weerarka ka badbaaday ayaa ka firxaday magaalada, waxayna degmada Moqokori ee bariga wilaayada Hiiraan si buuxda usoo gashay gacanta ciidamada Shabaabul Mujaahidiin.