Mu’assasada Al-kata’ib ayaa hadda faafisay sawirro ka yimid degmada Moqokori ee bariga wilaayada islaamiga ah ee Hiiraan, halkaas oo dagaal looga soo saaray maleeshiyaadka murtadiinta.
Sawirrada oo ah kuwa horudhac ah ayaa muujinaya ciidanka mujaahidiinta oo si buuxda gacanta ugu haya degmada Moqokori, waxay raayada Rasuulka Allaah oo ah tan koryeellideeda ay u dagaallamayaan ciidamada mujaahidiinta ka taagayaan bartamaha magaalada, waxaadna sawirradan kooban ka dheehan kartaa ciidamo mujaahidiin ah oo ku sugan goobaha ugu muhiimsan magaalada oo gabi ahaan si rasmi ah ugu soo dhacday gacanta ciidamada difaaca shareecada islaamka.
Hoos Ka Daawo Sawirrada.