Ciidamo ak tirsan guutada qaraxyada Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ee ka howlgala wilaayada islaamiga Baay, waxay weeraro culus oo qaraxyo ah ku beegsadeen maleeshiyaad ka tirsan sirdoonka Riddada ee NISA loogu yeero, waxaana qaraxaasi ka dhashay khasaare soo gaaray Riddada.
Labada qarax oo ahaa kuwa si heer sare ah loo qorsheeyay ayaa Allaah fadligiis si gaar ah u beegsaday maleeshiyada sirdoonka Riddada ee NISA ee deggan madaxtooyadii hore ee magaalada Baydhaba ee gobolka Baay, halkaas oo uu khasaare kala duwan kasoo gaaray murtadiinta.
Howlgalkaan qaraxa ah ee lagu weeraray maleeshiyaadka sirdoonka Riddada ayaa qayb ka ah howlgallo joogta ah oo ciidamada mujaahidiintu ka wadaan magaalada Baydhaba, kuwaas oo lagu beegsanayo saliibiyiinta xabashida iyo saraakiisha iyo maleeshiyaadka Riddada.