Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Faahfaahin: Dagaalkii Ka Dhacay Beledxaawo Iyo Khasaaraha Maleeshiyada Kala Gaaray.
  • Allposts
  • Warar

Faahfaahin: Dagaalkii Ka Dhacay Beledxaawo Iyo Khasaaraha Maleeshiyada Kala Gaaray.

July 23, 2025

Faahfaahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaallo xooggan oo geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac leh, kaas oo ka dhacay gudaha magaalada Baladxaawo una dhaxeeyey maleeshiyaad murtadiin ah oo kala taabacsan maamulka Riddada ee Jubbaland, iyo kooxda Riddada Soomaaliya.

Dagaallada ayaa yimid kaddib markii shaley uu magaaladaasi gaaray murtad Cabdirashiid Janan oo dhawaan kooxda Riddada Soomaaliya usoo magacowday taliyaha NISA ee Gedo.

Maleeshiyaadka taageersan Jubbaland ayaa weerar ku qaaday diyaaradda keentay murtad Janan, waxaana kadib weerarkaasi uu isku badalay dagaal xooggan oo magaalada gudaheeda ku faafay oo labada dhinac dhexmaray.

Murtadiinta taabacsan Axmed Madoobe ayaa ugu danbeyntii la wareegay gacan ku heynta magaalada Baladxaawo, iyadoona dhinaca kale dagaal looga saaray magaalada, kuwaasi oo markii dambe isugu tagay xero lagu magacaabo UK oo ku taalla duleedka magaalada.

Inta la xaqiijiyey waxaa dagaaladaasi ku dhintay ku dhaawad ilaa 10 qof, halka tiro intaasi ka badan ay ku dhaawacmeeen, dadka dhintay iyo kuwa dhaawacmay ayaa u badnaa dhinacyadii dagaallamayey.

Maxamed Xuseen Alqaadi oo ah guddoomiyaha Gedo ugu magacaaban maamulka Ridada ee Jubbaland oo ku sugan magaalada Baladxaawo ayaa sheegay inay ka adkaadeen kooxihii uu soo diray Xasan Gurguurte.

Xaaladda magaalada Baladxaawo ayaa wali kacsan, waxaana labada dhinac soo kala gaaraya gurmadyo kala duwan, iyadoona la filan karo inuu markale uu halkaasi dagaal ku dhexmaro dhinacyada dagaallamay.

Shacabka ku dhaqan magaalada Baladxaawo ayaa shaley isaga barakacay magaalada, kadib markii qeybo kamid ah xaafadaha magaaladaasi ka kooban tahay ay kusoo dhaceen qaar kamid ah madaafiicdii labada dhinac isweedaarsadeen.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -28-01-1447-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 28-01-1447-Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -23-02-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -23-02-1448 Hijri.

August 6, 2026
Maamulka ‘Puntland’ Oo La Wareegay Xero Kutaal Magaalada Boosaaso.
  • Allposts
  • Warar

Maamulka ‘Puntland’ Oo La Wareegay Xero Kutaal Magaalada Boosaaso.

August 6, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -23-Safar-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -23-Safar-1448-Hijri.

August 6, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada