Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • WARSAXAAFADEED: Mujaahidiinta oo Dib Ula Wareegay Deegaanada Sabiid & Caanoole.
  • Allposts
  • Warar

WARSAXAAFADEED: Mujaahidiinta oo Dib Ula Wareegay Deegaanada Sabiid & Caanoole.

July 25, 2025

Taliska ciidanka mujaahidiinta Al-shabaab ayaa warsaxaafadeed kasoo saaray howlgalka cagmarinta ah ee ay saaka ciidamada mujaahidiintu kula wareegeen gacan ku haynta deegaannada Sabiid iyo Caanoole ee hoostaga degmada Afgooye ee wilaayada Sh/hoose.

Halkan Ka Degso Warsaxaafadeedka Taliska Ciidanka Ama Hoos ka akhriso kana dhagayso.

“Mujaahidiinta oo Dib Ula Wareegay Deegaanada Sabiid & Caanoole”

30 Muxarram 1447H. (25 July 2025) – Ciidamada Mujaahidiintu waxay maanta oo Jimco ah weerar xooggan ku qaadeen saldhigyada isbahaysiga ashahaado la dirirka ah ay ku lahaayeen deegaanada Sabiid iyo Caanoole ee duleedka degmada Afgooye, Wilaayada Islaamiga ah ee Shabeellada hoose. Cadawga ay Mujaahidiintu weerareen ayaa iskugu jira ciidamo saliibiiyiin Yugaandhays ah iyo maleeshiyaat murtadiin ah oo dabadhilif u ah gaalada kirishtaanka ah.

Isbahaystada gaalada ah ayaa maalmihii la soo dhaafay dhaqdhaqaaqyo shareeca la dirir ah ka waday duleedka degmada Afgooye iyagoo taageero dhanka hawada ah ka helayay diyaaradaha kufaarta NATO, gaar ahaan Maraykanka iyo Turkiga, kuwaas oo duqaymo la beegsanayay dadka Muslimiinta ah ee u badan beeraleyda deegaanka.

Ciidamada Mujaahidiinta oo saakay dhawr jiho ka soo weeraray saldhigyadii saliibiyiinta iyo murtadiinta ayaa -Allaah fadligiis- cagta mariyay cadawgii Islaamka, waxayna si buuxda gacanta ugu dhigeen guud ahaan deegaanada Sabiid iyo Caanoole.

Waxaa jira khasaare dhimasho iyo dhaawac ah oo soo gaaray saliibiyiinta iyo murtadiinta kuwaas oo qaarkood bakhtigooda looga cararay goobihii uu dagaalku ka dhacay. waxaa sidoo kale jira ghaniimo isugu jirta hub, gaadiid ciidan oo ay Mujaahidiintu kula wareegeen weerarka.

Wixii faahfaahin dheeri ee ku saabsan weerarkan dib ayaan kasoo gudbin doonaa Insha Allaah.

http://calamada1.com/wp-content/uploads/2025/07/WARSAXAAFADEEDKA-TALISKA-CIIDANKA.mp3

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Ciidanka Uganda Oo U Firxaday Afgooye, Kaddib Markii Dagaal Looga Saaray Sabiid.
Next: Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.

Related Stories

Qarax Lagu Beegsaday Kolonyo Ciidamo Kenyan Ah Oo Ka Dhacay Gobolka Mandheera.
  • Allposts
  • Warar

Qarax Lagu Beegsaday Kolonyo Ciidamo Kenyan Ah Oo Ka Dhacay Gobolka Mandheera.

September 17, 2025
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -25-03-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -25-03-1447 Hijri.

September 17, 2025
Eritea Oo Mar Kale Jawaab Adag Ka Bixisay Damaca_badeed Ee Itoobiya.
  • Allposts
  • Warar

Eritea Oo Mar Kale Jawaab Adag Ka Bixisay Damaca_badeed Ee Itoobiya.

September 17, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 32 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 32 aad)

September 10, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 31 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 31 aad)

September 6, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 30 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 30 aad)

August 31, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 29 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 29 aad)

August 26, 2025

Sawirro

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Furashada Mujaahidiinta Ee Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Furashada Mujaahidiinta Ee Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.

August 17, 2025
Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.

August 9, 2025
Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.

August 5, 2025
Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.

August 4, 2025
Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.

July 25, 2025
Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.

July 20, 2025
Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 15, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.

July 13, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.

July 8, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada