Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • WARSAXAAFADEED: “Mujaahidiinta Oo 12 Sano Kadib Dib Ula Wareegay Degmada Maxaas”.
  • Allposts
  • Warar

WARSAXAAFADEED: “Mujaahidiinta Oo 12 Sano Kadib Dib Ula Wareegay Degmada Maxaas”.

July 27, 2025

Taliska ciidanka mujaahidiinta ayaa warsaxaafadeed kasoo saaray weerarka cagmarinta ah ee ciidamada Shabaabul Mujaahidiin kula wareegeen gacan ku haynta degmada Maxaas ee dhacda bariga fog ee wilaayada islaamiga Hiiraan.

Warsaxaafadeedka taliska ciidanka ayaa u qornaa sidan:

“Mujaahidiinta oo 12 Sano Kadib Dib Ula Wareegay Degmada Maxaas”

02 Safar 1447H. (27 July 2025) – Ciidamada Mujaahidiintu waxay maanta oo Axad ah weerar cagmarin ah ku qaadeen saldhigyaddii ciidamada ridada ah ee degmada Maxaas, bariga Wilaayada Islaamiga ah ee Hiiraan.

Weerarka cagmarinta ah ayaa ku billawday camaliyad istish-haadi ah oo ay Mujaahidiintu ku burburiyeen taliskii ugu weynaa ee ay cadawga murtadiintu kaga sugnaayeen afaafka hore ee Maxaas, halkaas oo lagu gumaaday saraakiishii hoggaanka u ahayd maleeshiyada murtadiinta.

Ciidamada Mujaahidiinta ayaa hore ugu sii ruqaansaday dhanka magaalada Maxaas, waxayna dagaallo  goos goos ah kadib, Mujaahidiintu – Allaah fadligiis – cagta mariyeen dhamaan difaacyadii cadawga,  waxayna si buuxda ula wareegeen fariisimayaashii murtadiinta iyo guud ahaan degmada Maxaas.  Ciidamadii cadawga ahaa ayaa si habqan ah uga cararay furimaha dagaalka, waxay u kala firxadeed  dhulka baadiyaha ah.

Inta la xaqiijiyey waxaa weerarkii cagmarinta ahaa ee maanta ka dhacay degmada Maxaas iyo duleedkeeda lagu dilay 63 murtad oo intooda badan bakhtigooda looga cararay goobaha  dagaalka, waxaana lagu dhaawacay 84 kale. Khasaaraha cadawgu intaas waa uu ka badan karaa iyadoo maydad hor-leh laga helayo dhulka baadiyaha ah ee ay murtadiintu u kala firxadeen.

Cadawga lagu dilay weerarka maanta waxa kamid ahaa saraakiil horjoogayaal u ahaa dagaalada ashahaado la dirirnimada ah ee ay saliibiyiinta iyo murtadiintu ku soo qaadeen umadda Soomaaliyeed

ee Muslimka ah. Saraakiisha ku baqtisay weerarka Maxaas waxaa kamid ah murtad ashahaado la dirir ah oo ay muddo dheer Mujaahidiintu ku raad-joogeen kaas oo lagu magacaabi jiray Kornayl Maxamad Shidane. Murtadkaan ayaa loo haystay falal wuxuushnimo ah oo uu kula dhaqmay shacab Muslimiin ah iyo abaabullo shareeca-diid ah oo uu ka sameeyay qaybo kamid ah gobollada Galguduud, Mudug iyo Hiiraan. Mujaahidiinta ayaa sidoo kale gacanta ku dhigay hub iyo saanad laga qabtay cadawgii lagu jebiyay dagaalka.  Wixii soo kordha dib ayaan ka soo gudbin doonaa insha-Allah.

Halkan Ka Akhriso Warsaxaafadeedka Oo PDF Ah.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Allaahu Akbar: Mujaahidiinta Oo Weerar Cagmarin Ah Kula Wareegay Degmada Maxaas.
Next: Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -22-03-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -22-03-1447 Hijri.

September 14, 2025
Weeraro Culus Oo Lagu Miray Saldhigyo Ciidan Oo Kuyaal Baay.
  • Allposts
  • Warar

Weeraro Culus Oo Lagu Miray Saldhigyo Ciidan Oo Kuyaal Baay.

September 14, 2025
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 22-03-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 22-03-1447-Hijri.

September 14, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 32 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 32 aad)

September 10, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 31 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 31 aad)

September 6, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 30 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 30 aad)

August 31, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 29 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 29 aad)

August 26, 2025

Sawirro

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Furashada Mujaahidiinta Ee Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Furashada Mujaahidiinta Ee Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.

August 17, 2025
Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.

August 9, 2025
Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.

August 5, 2025
Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.

August 4, 2025
Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.

July 25, 2025
Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.

July 20, 2025
Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 15, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.

July 13, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.

July 8, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada