Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Cirro Oo Maraykanka Ugu Baaqay Inuu Berbera Ka Dhigto Saldhig Millateri.
  • Allposts
  • Warar

Cirro Oo Maraykanka Ugu Baaqay Inuu Berbera Ka Dhigto Saldhig Millateri.

July 31, 2025

Madaxa maamulka ashahaado-la-dirirka Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro), ayaa shaaca ka qaaday inuu diyaar u yahay inuu dowladda Saliibiyadda Maraykanka uu siiyo saldhig millateri oo ay ka samaysto magaalo-marsada istaraatiijiga ah ee Berbera, iyo sidoo kale inuu ku wareejiyo macdanta qaaliga ah ee dalka.

Murtad Cirro, oo waraysi siiyey mid ka mid ah warbaahinta ugu saamaynta badan Maraykanka, ayaa sheegay in wada-hadallo ku saabsan iskaashiga amniga, dhaqaalaha, iyo la-dagaallanka waxa loogu yeero argagixisada uu la yeeshay mas’uuliyiin ka socotay safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya iyo Wasaaradda Difaaca ee Pentagon-ka.

Warbaahinta Bloomberg, oo madaxa maamulkan riddada ah waraysatay Isniintii la soo dhaafay, ayaa sheegtay in Cirro uu xusay in safiirka Maraykanka ee Soomaaliya uu bilihii la soo dhaafay dhowr jeer booqday Somaliland, halka saraakiil ka tirsan Wasaaradda Difaaca Maraykankuna ay yimaadeen bishii Diseembar ee 2024.

“Haddii Maraykanku uu danaynayo inuu saldhig ka samaysto Somaliland, si diirran ayaanu u soo dhaweynaynaa,” ayuu yiri Murtad Cirro, isagoo u warramayay warbaahintan laga leeyahay dalka Maraykanka. Waxaanu intaa ku daray inay diyaar u yihiin in Maraykanka ay siiyaan kheyraadka dalka, sida macdanta qaaliga ah ee lithium-ka.

Murtad C/Raxmaan-Cirro waxa kale oo uu ka dhawaajiyey inuu dhawaan tegi doono Maraykanka, isagoo tilmaamay in heshiisyada cusub ee uu la gelayo maamulka Washington aysan wax shuruud ah ku xirnayn in Donland Trump uu aqoonsi rasmi ah siiyo Somaliland.

Mar ay warbaahintan Maraykanka ahi weydiisay suurtagalnimada saldhig millateri oo Washington ka samaysto Somaliland, ayuu Cirro yiri, “Weli arrimahaas waan ka wada hadlaynaa, waxaanan rajaynaynaa in wada-hadalladaasi ay mustaqbalka noqdaan kuwo midho-dhal ah.”

Warbaahinta Bloomberg waxay sheegtay in Somaliland ay ku taallo goob istaraatiiji ah, sidaas darteedna aqoonsigeedu uu xoojinayo saamaynta Maraykanka ee gobolkan, halkaas oo Xuutiyiinta Yemen ay bartilmaameedsadaan maraakiibta xiriirka la leh Yahuudda, Maraykanka, iyo dalalka kale ee taageersan xasuuqa lagu hayo muslimiinta Qaza.

Dhanka kale, Madaxa kooxda Villa Somaliya, Murtad Xasan Sheekh Maxamuud ayaa isna dhowr bilood ka hor warqad u diray Donald Trump, taasoo uu ku caddeeyay in uu diyaar u yahay in Maraykanka uu siiso goobo uu ka dhisto saldhigyo millateri, oo ay ka mid yihiin dekedaha Berbera, Boosaaso, iyo weliba saldhigga uu haatanba deggen yahay ee Balli-Doogle.

Xeeldheerayaal Carbeed, oo ay saacadihii la soo dhaafay afka furtay soona xigatay warbaahinta Ruushka ee Russia Today, ayaa si adag u naqdiyey dalabka ay Somaliland u fidisay Donald Trump, ee ah in Washington la siiyo saldhig millateri iyo heshiisyo dhinaca macdanta ah si maamulkaasi loogu aqoonsado dal madax-bannaan.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -06-02-1447 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -07-02-1447-Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 10-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 10-11-1447-Hijri.

April 27, 2026
Daawo Muuqaallo Cusub Oo Ay Baahisay Kataa’ib Al-ikhbaariyah.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Muuqaallo Cusub Oo Ay Baahisay Kataa’ib Al-ikhbaariyah.

April 27, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -10-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -10-11-1447-Hijri

April 26, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada