Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Maamullada Hargaysa Iyo Garowe Oo Si Adag Uga Hor’yimid Maamul Gurguurte Ka Dhisay Laascaanood.
  • Allposts
  • Warar

Maamullada Hargaysa Iyo Garowe Oo Si Adag Uga Hor’yimid Maamul Gurguurte Ka Dhisay Laascaanood.

August 2, 2025

Maamullada ashahaada la dirirka Somaliland iyo Puntland ayaa si adag uga soo horjeestay maamul wazaaradda arrimaha gudaha ee kooxda Riddada Soomaaliya ay kaga dhawaaqday magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

Kulan ay yeesheen golaha wasiirada maamulka ashahaada la dirirka ah ee la magac baxay Somaliland, ayaa laga soo saaray go’aamo adag oo ka dhan ah maamulka kooxda Riddadu ka dhistay magaalada Laascaanood, kaas oo ah mid ay kooxda Xassan Gurguurte ugu magac dartay maamulka waqooyi bari Soomaaliya.

Go’aamada shirkaasi kasoo baxay oo uu akhriyay wasiirka warfaafinta ee maamulka murtad Cirro, murtad Axmed Yaasiin ayaa lagu sheegay in gobollada Sanaag, Sool ay ka mid yihiin dhulka maamulkiisa, waxayna sheegeen in maamulka halkaas laga dhisay uu yahay mid kooxda Riddadu kaga faa’ideysanayo arrimo doorasho, wuxuu maamulkan kooxda fadhigeedu yahay Muqdisho ku eedeeyay in ay colaad ka abuurayso deegaannada Sool, sidoo kalena hubkii iyo dhaqaalaha ay gaalada beesha caalamku siisay kooxdaasi ay u adeegsanayso hurinta colaadda Sool iyo Sanaag.

Go’aamada kasoo baxay fadhiga golaha wasiirada maamulka fadhigiisu uu yahay Hargaysa ayaa tilmaamaya in maamulkaasi u diyaarsan yahay in uu is difaaco, oggollaanna doonin in maamul cusub laga sameeyo gobolladaasi sida uu hadalka u dhigay.

Dhanka kale, guddoomiyaha golaha dawaaqiidda maamulka Puntland, murtad Cabdirisaaq Axmed Maxamed, ayaa dhankiisa maamulka cusub ee ay kooxda Riddadu ka sameysay Laascaanood ku tilmaamay maamul laga leeyahay dano siyaasadeed oo gaaban, laguna doonayo in qalalaase looga abuuro Sool iyo Sanaag.

Kooxda Riddada ee uu hoggaamiyo murtad Gurguurte ayaa cadaadisyo xooggan kala kulmaya saddex ka mid ah maamullada ashahaada la dirirka ah ee ay saliibiyiintu dalka ka dhisteen, kuwaas oo kala ah Somaliland, Puntland iyo Jubbaland, laba ka mid ah maamulladaas ayayna foodda is dareen Villa Somalia, oo dagaallo ku dhexmareen Gedo iyo Sanaag.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -08-02-1447 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -09-02-1447-Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -27-12-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -27-12-1447-Hijri

June 13, 2026
Daawo Muuqaalka Weerarkii Saraakiisha Looga Laayay Kooxda Gurguurte Ee Duleedka Baydhaba.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Muuqaalka Weerarkii Saraakiisha Looga Laayay Kooxda Gurguurte Ee Duleedka Baydhaba.

June 13, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -27-12-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -27-12-1447 Hijri.

June 13, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada