Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Maxamuud Sayid Oo Sheegay In Dagaalka Gedo Uu Yahay Mashruuc Ay Ka Dambeeyaan Dowlado Shisheeye.
  • Allposts
  • Warar

Maxamuud Sayid Oo Sheegay In Dagaalka Gedo Uu Yahay Mashruuc Ay Ka Dambeeyaan Dowlado Shisheeye.

August 6, 2025

Iyadoo maalmo ka hor maamulka riddada ee la baxay Jubbaland laga fara-maroojiyey gacan-ku-heynta magaalada Balad Xaawo, ayaa Ku-xigeenka Madaxa maamulkaasi, Maxamuud Sayid Aadan uu ku eedeeyey Kooxda Riddada ee Villa Somaliya in gobolka Gedo ay ka abuurayso colaad ay gadaal ka riixayaan dalalka Masar iyo Ereteriya.

Murtad Maxamuud Sayid Aadan ayaa sheegay in Xasan Gurguurte iyo Kooxdiisu ay wadaan qorshe ka dhan ah bulshada Soomaaliyeed, oo lagu doonayo ayuu yiri in colaadaha iyo khilaafaadka ka dhex jira dowladaha Geeska Afrika loosoo xawilo gudaha dalka Soomaaliya, gaar ahaan gobolka Gedo.

Dagaal maalmo ka hor kooxda Axmed-madoobe looga fara-maroojiyey magaalada Balad Xaawo ayuu M/weyne-ku-xigeenka Jubbaland ku micneeyey mid ay ka dambeeyaan dowladaha Masar iyo Ereteriya, isagoo wacad ku maray in marnaba aanay ka tanaasuli doonin gacan-ku-haynta magaalada, isla markaana ay ka hor-tagayaan awaamiirta khaldan ee kasoo baxaysa ayuu yiri kooxda Villa Somalia.

Hadalka murtadkan ayaa imanaya iyadoo maamulka kooxda riddada ugu magacaaban gobolka Gedo ay saacadihii lasoo dhaafay xaqiijiyeen in saraakiisha ciidamada Itoobiya ee ku sugan degmada Doolow ay muddo 3 cisho gudohood ah u qabteen in taliyaha sirdoonka ee kooxda Villa Somaliya ee gobolka Gedo Cabdirashiid Janan iyo maleeshiyaadkiisu ay kaga baxaan Magaalada Balad Xaawo.

Dhiillo colaadeed ayaa jirta, waxaana socda abaabul xooggan oo labada dhinac ah, iyadoo kumanaan ka tirsan maleeshiyaadka Jubbaland lagu soo warramayo in lasoo dhoobay deggaanno kaabiga ku hayo Balad Xaawo, halka kooxda Riddaduna ay gudaha magaalada ku daabulayso hub aad u fara badan.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 12-02-1447-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -12-02-1447 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-11-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-11-1447 Hijri.

April 19, 2026
Ciidanka Itoobiya Oo Hanti Badan Ka Dhacay Ganacsato Soomaaliyeed.
  • Allposts
  • Warar

Ciidanka Itoobiya Oo Hanti Badan Ka Dhacay Ganacsato Soomaaliyeed.

April 19, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -02-Dulqicdah-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -02-Dulqicdah-1447-Hijri

April 19, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada