Ciidamada mujaahidiintu waxay dagaal culus oo toos ah ku qaadeen saldhig ciidan oo saliibiyiinta Kenya ay kaga suganyihiin deegaanka Weel-mareer ee hoostaga degmada Faafi oo ka tirsan gobolka Gaarisa ee ku hoosjira gumeysiga dowladda saliibiyadda Kenya.
Xogta la helayo waxay xaqiijineysaa inay jiraan khasaare nafeed iyo mid hantiyeed oo Kuffaarta Kenya lagu gaarsiiyay dagaalkaasi.
Dhanka kale. waxay ciidamada mujaahidiintu saacadihii lasoo dhaafay qarax culus la beegsadeen xarunta maamulka Riddada ee deegaanka Garasbaaley ee duleedka magaalada Muqdisho, waxaana qaraxan ka dhashay Khasaare nafeed iyo mid hantiyadeed oo soo gaaray murtadiinta.