Channelka wararka ee Al-kayaa’ib ayaa maanta baahiyay muuqaal cusub, kaasi oo lagu soo bandhigaayo weerar culus oo ciidamo ka tirsan mujaahidiinta Al-shabaab ku qaadeen saldhigga maleeshiyaadka murtadiinta kaga suganyihiin deegaanka Sabiid ee hoostaga degmada Afgooye ee wilaayada Sh/hoose.