Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Cudurka Gowracatada Oo Dad Badan Ku Dilay Gobollada Mudug Iyo Bari.
  • Allposts
  • Warar

Cudurka Gowracatada Oo Dad Badan Ku Dilay Gobollada Mudug Iyo Bari.

August 19, 2025
Sawirka-Carruur-Cudurku-Kusoo-Ritay-Muqdisho

Cudurka halista ah ee Soomaalidu u taqaan Gowracatada afka qalaad na lagu dhaho Diphtheria, ayaa fara ba’an ku haya deegaanno dhaca waqooyi Bari ee Soomaaliya, gaar ahaan gobollada Mudug iyo Bari ee uu ka arrimiyo maamul goboleedka ashahaada la dirirka Puntland.

Tirakoobyadii ugu dambeeyay ee la sameeyay ayaa lagu ogaaday in cudurka Diphtheria uu 27 qof ku dilay deegaannada maamulka Riddada Puntland, halka boqollaal kalena uu soo ritay.

27-ka qof ee xanuunkan u dhintay ayaa 7 ka mid ah waxaa laga soo diiwaan-geliyay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, halka shan ka mida xaaladaha dhimashana laga soo diiwaan-geliyay degmada Isku-shuban ee ka tirsan gobolka Bari.

Gaalkacyo waxaa sidoo kale xanuunkan uu ku asiibay ilaa 178 xubnood oo kale una badan carruurta da’doodu ka yartahay 5-ta sano, ilo wareedyo ayaa sheegay faafitaanka cudurka iyo dhimashada sii kordhaysa ay sabab u tahay daryeelo xumo caafimaad oo ka jirta deegaanadaas, si gaara helidda dawada cudurka Diphtheria.

Macluumaadka la helay waxay intaas ku darayaan in bilihii January iyo March ee sannadkan 2025, ay aad u kordheen kiisaska cudurka ilaa 18.2%, waxay tani muujinaysaa sida xowliga ah ee uu cudurkan ku faafayo, cudurkaan loo yaqaan Gowracatada ayaa la aaminsan yahay in inka badan 100 xubnood uu ku dilay Somalia muddooyinkii u dambeeyay, halka uu soo ritay kumannaan kale sida ay muujinayaan tirakoobyada la faafiyay, deegaannada maamulka Puntland uu ka arrimiyo oo kaliya waxaa laga diiwaan geliyay 482 kiis oo ah xanuunkan.

Gowracatada waa cudur halis ah oo ku dhaca hawo-mareenka, waana cudur si fudud ku faafa, waxay dhakhaatiirku sheegeen in la isku qaadsiiyo Qufaca iyo hindhisada, waxaana calaamadaha lagu garto ka mid ah qandho, cunaha oo xanuuna qofka iyo qanjirada qoorta oo barara, waxa sidoo kale la sheegay in cudurka uu ku dhaco maqaarka.

Waana cudur la daweyn karo sidoo kalena leh ka hortag, waxay dhakhaatiirtu sheegeen in cudurkan lagula tacaali karo in bukaanka marka uu haleelo ama calaamadiisa lagu arko uu tallaal qaato.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Daawo Muuqaalka Weerarkii Lagu Beegsaday Saldhigga Maleeshiyada Gurguurte Ee Sabiid.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -25-02-1447 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -05-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -05-11-1447-Hijri

April 21, 2026
Iiraan Oo Ka Hor-timid Safiirka Yahuuddu Usoo Magacaabay Maamulka ‘Somaliland’.
  • Allposts
  • Warar

Iiraan Oo Ka Hor-timid Safiirka Yahuuddu Usoo Magacaabay Maamulka ‘Somaliland’.

April 21, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -04-11-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -04-11-1447 Hijri.

April 21, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada