Ciidamada guutada qaraxyada Mujaahidiinta Al-shabaab waxay maanta qarax culus la beegsadeen gaari ay wateen saraakiil iyo askar ka tirsan murtadiinta, kuwaasi oo ku howlanaa dhul-boobka kooxda Riddada ah ay ka waddo deegaanada dhaca duleedka Muqdisho gaar ahaan deegaanka Ceelasha-biyaha.
Qaraxa ayaa si gaar ah uga dhacay xaafadda Jabadgeelle ee deegaanka Ceelsha-biyaha ee dhaca duleedka magaalada Muqdisho, waxaana Allaah fadligiis ku dhintay sarkaal iyo askari ka tirsanaa murtadiintii la beegsaday.
Dhanka Baay, waxay ciidamada mujaahidiintu howlgal culus oo qarax ah ka fuliyeen gudaha magaalada Baydhaba ee wilaayada Baay, kaasi oo lala eegtay saldhig ay ku sugnaayeen maleeshiyo ka tirsan Riddada, waxaana jira khasaare gaaray murtadiinta.