Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Ciidamo Saliibiyiin Reer Yurub Ah Oo La Ogaaday Inay Qayb Qaateen Dagaallada Ka Socda Sh/hoose.
  • Allposts
  • Warar

Ciidamo Saliibiyiin Reer Yurub Ah Oo La Ogaaday Inay Qayb Qaateen Dagaallada Ka Socda Sh/hoose.

August 30, 2025

Duullaanka saliibiga ah ee lagusoo qaaday dalka muslimka ah ee Soomaaliya waxaa isugusoo habar wacday gaallada adduunka kuwaas oo umidoobay sidii ay ula dagaallami lahaayeen islaamka iyo ehelkiisa.

Gaalada caddaanka ah iyo midda madoow ayaa isku saf ka diriraya, xamlo saliibi ah oo bilihii lasoo dhaafay uu cadowgu kusoo qaaday deegaanno katirsan wilaayada islaamiga Sh/hoose waxaa iskusoo bahaystay gaalada jinsiyadaha kala duwan leh ee dalka kusoo duushay.

Saxafiyiin reergalbeed ah ayaa daaha ka feyday kaalinta ay gaalada Yurub ku lahaayeen duullaanadii uu cadowgu ku qabsaday deegaannada Sabiid iyo Bariire.

Askar iyo saraakiil saliibiyiin Caddaan ah oo kasoo jeeda dalka Yukreyn ayaa ka barbar dagaallamayay ciidamada kufaarta afrikaanta Uganda,sawirro lagu faafiyay barta Twitterka ayaa muujinayay ciidamada Yukreyn oo iyagoo wata diyaaradaha qumaatiga ukaca iyo kuwa Drones-ka ka barbar dagaallamayay kufaarta afrikaanta.

Sidoo kale waxaa sawirrada lagu arkayaa calooshood ushaqeystayaasha caddaanka ah oo ku sugan banaanka deegaanka Bariire ayna la socdaan gaadiidka gaashaaman ee ciidanka Kufaarta Uganda.

Askarta iyo saraakiisha Caddaanka Yurubiyaanka ah ayaa dagaalka si toos ah uga qeyb qaadanayay iyadoo adeegsanayay diyaaradaha drones-ka isqarxiya ee loo yaqaan FPV.

Dagaalladii bilihii lasoo dhaafay ka dhacayay Sh/hoose waxaa kaalinta ugu weyn qaadanayay saliibiyiinta saldhiggoodu yahay Xalane waxaana aad uyaraan dowrka maleeshiyaadka Murtadiinta oo horay loogu wiiqay weerarada mujaahidiinta.

Inkabadan 18 sano oo gaalada caddaanka ah ay xaabo ka dhiganayeen ciidamada kufaarta afrikaanta ayay hadda ku qasbanaadeen in ay dagaalka toos usoo mubaashareeyaan kadib markii ay calooshood ushaqeystayaashaas xaqiijin waayeen muhiimaddii islaam ladirirnimo ee loo xilsaaray.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 07-03-1447-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -07-03-1447 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -04-04-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -04-04-1448-Hijri

September 14, 2026
Inka Badan 2,000 Qof Oo Ka Qaxay Dagaallada Yemen Oo Gaaray Jabuuti.
  • Allposts
  • Warar

Inka Badan 2,000 Qof Oo Ka Qaxay Dagaallada Yemen Oo Gaaray Jabuuti.

September 14, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -03-04-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -03-04-1448 Hijri.

September 14, 2026

Sawirro

Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.

September 4, 2026
Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada