Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Itoobiya Oo Shaacisay In Ay Isu Diyaarisay La-wareegista Dekedda Casab.
  • Allposts
  • Warar

Itoobiya Oo Shaacisay In Ay Isu Diyaarisay La-wareegista Dekedda Casab.

September 1, 2025

Jeneraal Teshome Gemeju oo xiriirka dibedda iyo isku-xirka milateriga u qaabbilsan waxa loogu reero ciidamada Badda Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday in ciidamada Xabashidu ay u diyaar-garoobeen sidii ay dib gacanta Itoobiya ugu soo celin lahaayeen deked uu sheegay in iyagu ay lahaayeen oo si qalad ah loogu wareejiyey dalka Eretriya.

Gen. Teshome Gemeju oo waraysi siiyey warbaahinta Itoobiya ayaa si cad u sheegay in ciidamada Xabashida Itoobiya la diyaariyey, isla markaana ay u socdaan in ay soo celiyaan dekedda Casab ee ku taalla koofurta bari ee dalka Eritariya.

Qodobbo uu soo bandhigay sarkaalkani ayuu ku sheegay in ay muujinayaan in Itoobiya ay xaq u leedahay Badda Cas, waxaanu hadalladiisii ka mida “Sida aad ogtihiin, Itoobiya waxay ka mid ahayd dalalka Badda Cas ku teedsan. Badda Cas annaga ayaa leh. Casab-na waxay ahayd ismaamul-gooni ah oo aan ka tirsanayn Erateriya.”

Teshome oo hadalkiisa sii wata ayaa sidoo kale yiri “Badda si qalad ah ayaa loo bixiyey, haddii la bixinayo lafteeda, waxa awood u lahayd oo kaliya dawlad uu shacabku soo doortay oo sharci ah. Hadda waxa bixisay dawlad ku-meelgaar ah oo afgambi ku qabsatay dalka oo aan sharci ahayn, sidaas darteed, waxba kama jiraan go’aankii lagu bixiyey Badda Cas waa Casab e’.”

Sarkaalkan ayaa sidoo kale daboolka ka qaaday in ay dardar-gelinta arrinta Badda Cas iyo dekedda Casab ay kala shaqaynayaan kuna dhiiri-geliyeen waddamo kale oo uu sheegay in ay saaxiib yihiin balse magacyadooda aanu carabaabin, kuwaasi oo nagu canaantay ayuu yiri gaabis xaggayaga ah.

Eretriya oo isla markiiba ka jawaabtay ayaa hadalka sarkaalkan Itoobiyaanka ah ku tilmaantay in uu yahay ‘iclaamin dagaal’ iyo bilowga qalalaase uu geli doono gobolka Geeska Afrika isla markaana ay u aragto weerar iyo dagaal toos ah oo uga yimid Itoobiya.

Waxay Eritrea xustay in aanay dhayalsan doonin hadalka kasoo yeeray Major General Teshome Gemeju iyo duullaanka uu sheegay inay kula wareegi doonaan dekedda Casab ayna u aragto dagaal toos ah oo dalkooda lagu soo qaaday.

“Xukuumadda Abiy waxay samaynaysaa dacaayado been abuur ah, waxay dacwado u gudbinaysaa Qaramada Midoobay iyo warbaahinta dowladda, si ay marmarsiiyo ugu hesho duullaan ay damacsan tahay inay kusoo qaaddo Eretriya.” Ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha dibedda Ee Eretriya.

Eretriya waxay sheegtay in dagaalka ay iclaamisay Itoobiya ee ku wajahan dekedda Casab ay qayb ka tahay, dabadana ka riixayso dowladda Isu-tagga Imaaraadka Carabta. Waxaanay xustay in tallaabadan ay horseedi doonto dagaal weyn oo ka qarxa gobolka Geeska Afrika, kaas oo geysan doona khasaare baxaad leh.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -09-03-1447 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -10-03-1447-Hijri.

Related Stories

Faahfaahinno Kasoo Baxaya Wasiirkii Difaaca Ee Ay Dileen Mujaahidiinta Nusratul ISlaam.
  • Allposts
  • Warar

Faahfaahinno Kasoo Baxaya Wasiirkii Difaaca Ee Ay Dileen Mujaahidiinta Nusratul ISlaam.

April 27, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -10-Dulqicdah-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -10-Dulqicdah-1447-Hijri

April 27, 2026
Akhriso Wararkii U Dambeeyay Bariga Dhexe Iyo Wadahadallada Pakistan.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Wararkii U Dambeeyay Bariga Dhexe Iyo Wadahadallada Pakistan.

April 27, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada