Andalus Podcast, waa barnaamij toddobaadle ah oo ka baxa idaacadda islaamiga Al-andalus maalinkasta oo khamiis ah, waxaa marti ku ah shakhsiyad waayo joog ah oo umadda Soomaaliyeed u faa’iideyn kara tagtadii soo martay iyo waxyaabihii laga dhaxlay.
Dhanka kale barnaamijka waa mid aqon kororsi ah, waxaana lagu gorfeeyaa mawaadiic mugleh oo wax tar uleh umadda Soomaaliyeed.
Toddobaadkan waxaa barnaamijka markale marti ku ah Dr Xanafi Sheekh Cabdi Aadan oo ka mid ah aqoonyahanka Soomaaliyeed ee ku nool wilaayaadka islaamiga ah, waxaana uu Dr-ku barnaamijka toddobaadkaan kaga hadlay 50 sanno kadib toogashada culimadii difaacay Qur’aanka 1975, Maxaan ka ognahay dhacdadaas, raadadkii ka dhashay iyo wax laga baran karo ee duruus iyo cibar ah.
Halkan ka dhagayso xalqada maanta ama hoos ka dhagayso dhammaan xalaqaadka kale.