Howlgal qorsheysan oo ciidamada mujaahidiintu maanta ka fuliyeen agagaarka deegaanka Iidow Dhigaal ee dhaca duleedka magaalada Baydhaba ee wilaayada Baay, ayaa lagu beegsaday askari murtad ah.
Howlgalkan ayaa Allaah fadligiis u dhacay sidii loo qorsheeyay, waxaana lagu dilay hal askari oo murtad ah waxaana laga soo qaniimeystay oo laga furtay qori AK47 ah iyo booshkiisa.
Weerarkan ayaa daba socday weerar habeen dheelmad ah oo ciidamada mujaahidiintu saacadihii lasoo dhaafay ku mireen xero ciidan oo maleeshiyaadka murtadiinta Iidow Dhigaal ee duleedka magaalada Baydhaba.