Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Kumaannaan Qoys Oo Kenyan Ah Oo Fatahaado U Barakacay.
  • Allposts
  • Warar

Kumaannaan Qoys Oo Kenyan Ah Oo Fatahaado U Barakacay.

September 11, 2025

Wararka ka imaanaya wadanka Kenya, ayaa sheegaya in kumannaan qoysas Kenyan ah ay isaga barakaceen guryahooda, kaddib markii ay fatahaado ku dhufteen deegaan ka tirsan ismaamulka Nakuru ee dalka Kenya.

Ilo wareedyo maxalli ah ayaa soo sheegay in ugu yaraan 4,000 oo qoysas ah ay ku barakaceen fatahaado saameeyay deegaanka Naivasha ee ismaamulka Nakuru, waxaana qoysaskaasi dantu ku qasabtay in loo weeciyo guryo kale oo kuyaal dhulka sare.

Daadadka ayaa ka dhashay biyaha harada Naivasha ee ismaamulkaasi oo intii hore ka sare maray sida lasoo warinayo, waxay ilo wareedyadu intaasi kusii dareen in sidoo kale fatahaaddu si isku mid ah u saameysay xaafado, beero iyo maqaayado.

Josiah Odongo oo ah guddoomiyaha Kenya u qaabilsan deegaanka Naivasha, ayaa sheegay in qoysas hor leh la daadgureeyo oo ay saamayn ku yeeshaan daadadka ku dhuftay deegaanka, waxaa sidoo kale laga digayaa in halkaasi ka dillaacaan cudurrada biyaha ku faafa.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -19-03-1447 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -20-03-1447-Hijri.

Related Stories

Dalxiiseyaal Reer Yurub Ah Oo Ku Dhintay Shil Diyaaradeed Oo Ka Dhacay Kenya.
  • Allposts
  • Warar

Dalxiiseyaal Reer Yurub Ah Oo Ku Dhintay Shil Diyaaradeed Oo Ka Dhacay Kenya.

October 28, 2025
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -06-05-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -06-05-1447 Hijri.

October 28, 2025
Mujaahidiinta Nusratul Islaam Oo Gacanta Ku Dhigay Saldhigyo Ciidan Oo Muhiim Ah.
  • Allposts
  • Warar

Mujaahidiinta Nusratul Islaam Oo Gacanta Ku Dhigay Saldhigyo Ciidan Oo Muhiim Ah.

October 28, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 37 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 37 aad)

October 27, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 36 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 36 aad)

October 20, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 35 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 35 aad)

October 12, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 34 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 34 aad)

October 6, 2025

Sawirro

Mujaahidiinta Jaziiratul Carab Oo Howlgal Istishhaadi Iyo Inqimasi Ku Qaaday Talis Milatari+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Mujaahidiinta Jaziiratul Carab Oo Howlgal Istishhaadi Iyo Inqimasi Ku Qaaday Talis Milatari+Sawirro.

October 24, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Furashada Mujaahidiinta Ee Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Furashada Mujaahidiinta Ee Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.

August 17, 2025
Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.

August 9, 2025
Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.

August 5, 2025
Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.

August 4, 2025
Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.

July 25, 2025
Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.

July 20, 2025
Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 15, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.

July 13, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada