Andalus Podcast, waa barnaamij toddobaadle ah oo ka baxa idaacadda islaamiga Al-andalus maalinkasta oo khamiis ah, waxaa marti ku ah shakhsiyad waayo joog ah oo umadda Soomaaliyeed u faa’iideyn kara tagtadii soo martay iyo waxyaabihii laga dhaxlay.
Dhanka kale barnaamijka waa mid aqon kororsi ah, waxaana lagu gorfeeyaa mawaadiic mugleh oo wax tar uleh umadda Soomaaliyeed.
Toddobaadkan waxaa barnaamijka markale marti ku ah Sh Jaamac Cabdisalaam oo ka mid ah culimada wilaayaadka islaamiga ah, waxaana uu sheekhu toddobaadkaan barnaamijka kaga hadlay 50 sanno kaddib toogashada culimadii difaacay Qur’aanka 1975, sheekhu wuxuu ka mid ahaa culimadii loo dhibaateeyay difaaca Qur’aanka kariimka.
Halkan ka dhagayso xalqada maanta ama hoos ka dhagayso dhammaan xalaqaadka kale.