Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Maamulka Cirro Oo Xabsiga Dhigay Sarkaal Sare Oo Ka Tirsanaa Kooxda Gurguurte.
  • Allposts
  • Warar

Maamulka Cirro Oo Xabsiga Dhigay Sarkaal Sare Oo Ka Tirsanaa Kooxda Gurguurte.

September 27, 2025

Wararka ka imaanaya waqooyiga Somalia ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay mid ka mid ah magaalooyinka uu maamulo maamulka Riddada ah ee Somaliland lagu qabtay sarkaal sare oo ka tirsanaa kooxda Riddada Somalia.

Sarkaalkan oo lagu magacaabo Xasan Ciraaqi ayaa ahaa Taliyihii guutada 18-aad ee maleeshiyada Riddada Gorgor, maleeshiyada maamulka ashahaada la dirirka Somaliland ayaa lasoo wariyay inay ku qabteen magaalada Wajaale ee dhacda xuduud beenaadka.

Ilo wareedyo ayaa sheegay in sarkaalkan murtadka ah uu ka yimid dhanka magaalada Jigjiga uuna soo galay safar dhanka dhulka ah, waxaana sidaas ku qabtay maleeshiyada maamulka murtad Cabdiraxmaan Cirro.

Wararku waxay intaas ku darayaan in sarkaalkan xabsiga la dhigay oo uu u xiran yahay maamulka fadhigiisu yahay magaalada Hargaysa, ma jiro war rasmi ah oo kasoo baxay maamulka Cirro oo ku aaddan xarigga sarkaalkan iyo sidoo kale kooxda Riddada iyo weliba maamulka sarkaalkan dhankiisa uu ka yimid ee Cagjar.

Sarkaalkan u gacan galay maamulka Riddada Somaliland ayaa ka mid ahaa saraakiishii iyo maleeshiyaadkii murtadiinta ee kusoo jabay duullaankii ashahaada la dirirka ee ay kusoo qaadeen wilaayaadka islaamiga ee dhaca bartamaha Soomaaliya, gaar ahaan Sh/dhexe iyo Galgaduud.

Sidoo kale sarkaalkan oo darajadiisa ciidan ahayd Gaashaanlle dhexe, ayaa ahaa ninkii haystay maleeshiyadii kooxda Riddadu ku daabushay magaalada Raaskambooni ee gobolka Jubbada hoose, kolkaas oo ay taagnayd xiisaddii dagaal ee ka dhaxaysay Axmed Madoobe iyo Xassan Gurguurte, halkaas oo lagu soo jebiyay isaga iyo maleeshiyadiisa, taasi oo keentay in iyaga oo firxad ah iska dhiibaan dhanka xuduud beenaadka Kenya.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Raad-raaca Toddobaadka 05-04-1447 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 05-04-1447-Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -17-Safar-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -17-Safar-1448-Hijri.

July 31, 2026
Akhriso Xogta Weeraro Askar Lagu Dilay Oo Ka Kala Dhacay Baay, Sh/hoose Iyo NFD.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Xogta Weeraro Askar Lagu Dilay Oo Ka Kala Dhacay Baay, Sh/hoose Iyo NFD.

July 31, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 17-02-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 17-02-1448-Hijri.

July 31, 2026

Sawirro

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada