Channelka wararka ee Al-kataa’ib ayaa baahiyay muuqaal cusub oo lagu soo bandhigayo weerar dhabbagal ah oo lagu qaaday maleeshiyo ka tirsan murtadiinta oo ku socdaalayay duleedka degmada Buurhakaba ee gobolka Baay, halkaas oo dhegta dhiigga loogu daray maleeshiyo murtadiin ah.