Idaacadda islaamiga Al-andalus ayaa baahisay codka mid ka mid ah ragga Inghimaasiyiinta ah ee caawa howlgalka barakaysan ka wada xarunta dhismaha Godka Jilicow ee magaalada Muqdisho, halkaas oo ah goob ay murtadiinty ku ciqaabaan dadka muslimiinta ah ee ay soo xirteen.
Walaalka Inghimaasiga ah ayaa sheegay inay marka hore ay howlgalkan u dhaqaaqeen kor yeelidda kalimada Allaah, sidoo kalena ay u baxeen inay u gargaaraan walaalahooda mustadcafiinta ah ee u xiran murtadiinta, wuxuu walaalku sheegay in qof ehelkiisa ama qaarabadiisa ah uusan ku xirnayn xarunta Godka Jilicow, sababta kaliya ee dhaqaajisay na ay tahay u gargaaridda walaalihiisa muslimiinta ah.
Halkan Ka Dhagayso Walaalka Inghimaasiga.