Idaacadda islaamiga ah ee Al-andalus oo ka mida warbaahinta islaamiga ah ee tebinaysa howlgalka Inghimaasiga ah ee ka socda xarunta Godka Jilicow ee magaalada Muqdisho, ayaa baahisay codka mid ka mid ah dadka muslimiinta ah ee laga sii daayay xabsigaasi.
Maxbuuska laga sii daayay xarunta Godka Jilicoow ayaa ka mid ahaa maxaabiista muslimiinta ah ee murtadiinta ugu xirnayd xabsiga godkaasi, ciidamada mujaahidiinta ayaa sii daayay maxaabiis badan oo muslimiin ah, maxbuuskan ayaa sheegay in uu ka barbar dagaallamaya ciidamada Ighimaasiyiinta ah ee howlgalka wada.
Halkan Ka Dhagayso Codka Maxbuuska Lasii Daayay.