Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Sirdoonnada Kenya Iyo Itoobiya Oo Madoobe Iyo Gurguurte Ku Kulansiiyay Kismaayo.
  • Allposts
  • Warar

Sirdoonnada Kenya Iyo Itoobiya Oo Madoobe Iyo Gurguurte Ku Kulansiiyay Kismaayo.

October 5, 2025

Madaxa kooxda Riddada Soomaaliya murtad Xassan Gurguurte iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta ka degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada hoose, kadib dhex-dhexaadin ay sameeyeen sirdoonnada dowladaha saliibiyiinta Kenya iyo Itoobiya.

Xafiiska madaxtooyada Gurguurte ayaa shaaciyay in uu madaxa kooxdaasi Riddada ah tagay magaalada Kismaayo, wuxuu xafiiskan ka gaabsaday in uu sheego cidda uu halkaas u tagay, halka xafiiska Axmed Madoobe na uu iska ilaaliyay erayga madaxweyne, isaga oo sheegay in uu magaalada kismaayo kusoo dhaweeyay Xassan Gurguurte iyo wafdiga uu hoggaaminayo.

Qoraallada labada dhinac ayaa muujinaya in dhinacyada oo weli is diidan la isku keenay, wafdiga Xassan Gurguurte waxaa la socday xubno kala duwan oo uu ka mid yahay murtad Sanbaloolshe taliyihii hore ee sirdoonka Riddada ahna nin Jaajuus u ah xabashida Itoobiya.

Kulansiinta labada dhinac iyo dhexdhexaadinta waxaa leh taliyeyaasha ugu sarreeya sirdoonada Kenya iyo Itoobiya, Nuuraddiin Xaaji oo ah taliyaha ugu sarreeya saliibiyiinta Kenya iyo Ridwaan Xuseen, oo isagana ah taliyaha ugu sarreeya hay’adda siridoonka saliibiyiinta dowlada Itoobiya ayaa si wayn uga soo shaqeeyay in la kulansiiyo labada dhinac, sida lasoo warinayana hadda ku sugan magaalada Kismaayo.

Lama oga waxa kasoo bixi doono kulanka u dhaxeeya murtadiinta kala ah Axmed Madoobe iyo Xassan Gurguurte oo muddo hal sano ku dhow ay ka dhex taagnayd xiisad siyaasadeed oo gacan ka hadal gaartay, sababtay na dhimasho iyo dhaawac badan oo soo kala gaaray saraakiisha iyo ciidamada labada maamul ee Muqdisho iyo Kismaayo.

Waxay sidoo kale tan kusoo beegmaysaa xilli maalmo ka hor uu Madoobe ka mid ahaa siyaasiyiin ku kulmay magaalada Nairobi ee caasimada u ah Kenya, halkaas na kaga dhawaaqay gole ballaaran oo ka dhan ah Xassan Gurguurte, kaasi oo ay ku midoobeen maamullada Jubbaland, Puntland iyo golaha madasha mucaaradka ee Samatabixinta isugu yeeray.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhagayso Hoggaanka Sare Ee Shabaabul Mujaahidiin Oo War Kasoo Saaray Weerarkii Godka Jilicoow.
Next: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -14-04-1447-Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 16-09-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 16-09-1447-Hijri.

March 5, 2026
Weerar Askari Lagu Khaarajiyay Oo Ka Dhacay Afgooye.
  • Allposts
  • Warar

Weerar Askari Lagu Khaarajiyay Oo Ka Dhacay Afgooye.

March 4, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -16-09-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -16-09-1447-Hijri

March 4, 2026

Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada