Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Diyaaradaha Dagaalka Pakistan Oo Duqaymo Dad Badan Ku Dhinteen Ka Gaystay Afghanistan.
  • Allposts
  • Warar

Diyaaradaha Dagaalka Pakistan Oo Duqaymo Dad Badan Ku Dhinteen Ka Gaystay Afghanistan.

October 16, 2025

Wararka ka imaanaya wadanka Afghanistan ayaa sheegaya in diyaaradaha dowladda Riddada ah ee Pakistan ay duqeymo laayaan ah ka geysteen magaalooyin katirsan wadankaasi waxaana dhimasho iyo dhaawac ku noqday dad rayid ah.

Shalay gelinkii dambe ayay duqeymo dhowr ah ka dhaceen bartamaha magaalada Kaabuul ee caasimadda wadanka Afghanistan, jugta qaraxyo dhowr ah ayaa laga maqlay xaafado katirsan magaalada halkaas oo dhowr gantaal ay labeegsadeen diyaaradaha cadowga.

Dabiixullaahullaahi Mujaahid oo ah afhayeenka xukuumadda Imaarada islaamiga ah ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in diyaaradaha Pakistan ay beegsadeen guryo kuyaal Kaabuul islamarkaana uu dab qabsaday gaadiid booyado ah oo wadada marayay iyo dabdhaliyaan koronto arrinkaas oo sababay in qiic iyo uuro madoow ay cirka isku shareeraan.

Duqayn kale oo ka dhacday gobolka Qandahaar ee dhaca koonfurta Afghanistan ayaa sababtay dhimashada 12 qof shacab ah oo ay ka mid yihiin haween iyo carruur, imaarada islaamiga ah ayaa weeraradan ka yimid pakistan ku sifaysay duullaan gardarra ah iyadoona uga jawaabtay weeraro ay ku burburisay saldhigyo ay ku sugnaayeen ciidamada xukuumadda Riddada Pakistan.

Waxaa burburtay xabad joojin ay labada dhinac kala saxiixdeen sabtidii lasoo dhaafay kadib markii ay ciidamada dowladda Riddada Pakistan ay weeraro ku qaadeen tuulooyin xuduud beenaadka dhaca arrinkaas oo ciidanka Imaarada Islaamiga ah ay uga jawaabeen weerar xoog kugal ah oo ay ku qaadeen saldhigyo melleteri.

Mas’uuliyiinta xukuumadda islaamiga ah ayaa ku eedeeyay Pakistan in ay fulinayso ajandayaasha Isbahaysiga NATO iyo Mareykanka kuwaas oo ah in lawiiqo awoodda islaamiga ah ee Afghanistan ka hana qaadday.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Qarax Askari Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Deegaan Ka Tirsan Sh/hoose.
Next: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 24-04-1447-Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 04-01-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 04-01-1448-Hijri.

June 19, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -04-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -04-01-1448-Hijri

June 18, 2026
Maamulka Deni Oo Amar Ku Bixiyay In Ciidan Aan Kiisa Ahayn Lagu Arki Karin ‘Puntland’.
  • Allposts
  • Warar

Maamulka Deni Oo Amar Ku Bixiyay In Ciidan Aan Kiisa Ahayn Lagu Arki Karin ‘Puntland’.

June 18, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada