Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Masar Oo Weli Quudarraynaysa In Ay Ciidamo Murtazaqo Ah Usoodirto Somalia.
  • Allposts
  • Warar

Masar Oo Weli Quudarraynaysa In Ay Ciidamo Murtazaqo Ah Usoodirto Somalia.

October 26, 2025

Dowladda Riddada Masar ayaa weli waxay quudarraynaysaa in ay ciidamo calooshood ushaqeystayala ah usoodirto Soomaaliya, xilli weli ay hubanti la’aan maaliyadeed ku dul hoganayso kuffaarta Afrikaanta.

Wafdi saraakiil ciidamo ah ayay dowladda Riddada ah ee Masar usoo dirtay Soomaaliya, kuwaas oo lasoo wariyay inay toddobaadkan booqasho kusoo gaareen magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.

Qorshaha saraakiisha ayaa lagu sheegay in uu qayb ka yahay diyaargarowga xukuumadda Riddada Qaahira ugu jirto inay ciidamo murtazaqo ah usoo dirto Soomaaliya, si ay qayb uga noqdaan isbahaysiga AUSSOM ee in muddaba wajahaya culaysyo dhaqaale oo xooggan.

Isbahaysigan ayaa tan iyo markii lagu dhawaaqay wajahayay dhaqaale la’aan aad u baahsan, dowladihii maalgelinayay ayaa yeeshay kulamo dhowr ah oo ay ku muujiyeen inaysan diyaar u ahayn inay dhaqaale ku bixiyaan howlgal aan dhammaad lahayn.

Dowladaha maalgeliya isbahaysiga waxaa ugu cadcad dowladda saliibiyadda Maraykanka iyo kuwa gaalada reer Yurub, waxayna horay dhowr jeer si cad ugu sheegeen inaysan qaadi karin culayska dhaqaale ee howlgalkaasi.

Imaanshaha wafdiga saraakiisha ciidanka Masaarida ee magaalada Muqdisho, waxay dhanka kale kusoo beegmaysaa xilli uu taagan yahay khilaafka aadka u xooggan ee u dhaxeeya xukuumadaha Al-qaahira iyo Addis-ababa, kaasi oo salka ku haya biyo xireenkii ay dhowaan daahqaaday Itoobiya ee wabiga Niil.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -04-05-1447 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -05-05-1447-Hijri.

Related Stories

Jabuuti Oo Carta Ku Qabanaysa Shir Ay Ku Dhax-dhaxaadinayso kooxda Gurguurte Iyo Mucaaradkeedka.
  • Allposts
  • Warar

Jabuuti Oo Carta Ku Qabanaysa Shir Ay Ku Dhax-dhaxaadinayso kooxda Gurguurte Iyo Mucaaradkeedka.

October 26, 2025
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -05-05-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -05-05-1447-Hijri.

October 26, 2025
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -04-05-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -04-05-1447 Hijri.

October 26, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 36 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 36 aad)

October 20, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 35 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 35 aad)

October 12, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 34 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 34 aad)

October 6, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 33 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 33 aad)

September 22, 2025

Sawirro

Mujaahidiinta Jaziiratul Carab Oo Howlgal Istishhaadi Iyo Inqimasi Ku Qaaday Talis Milatari+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Mujaahidiinta Jaziiratul Carab Oo Howlgal Istishhaadi Iyo Inqimasi Ku Qaaday Talis Milatari+Sawirro.

October 24, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Furashada Mujaahidiinta Ee Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Furashada Mujaahidiinta Ee Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.

August 17, 2025
Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.

August 9, 2025
Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.

August 5, 2025
Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.

August 4, 2025
Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.

July 25, 2025
Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.

July 20, 2025
Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 15, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.

July 13, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada