Waxaa la baahiyay muuqaal lix daqiiqo la daawo karo oo muujinaya duqayntii ay ciidanka saliibiyiinta Mareykanka iyo maleeshiyaadka Riddada ka geysteen degmada Jamaame ee Wilaayada islaamiga ee Jubbada Hoose taariikhdu markii ay ahayd 15-ka Novembar 2025.
Duqayntan waxaa ku dhintay 12 qof oo shacab ah, waxayna isugu jireen, 8 caruur h, 3 dumar ah, iyo oday waaleel ah.