Andalus Podcast, waa barnaamij toddobaadle ah oo ka baxa idaacadda islaamiga Al-andalus maalinkasta oo khamiis ah, waxaa marti ku ah shakhsiyad waayo joog ah oo umadda Soomaaliyeed u faa’iideyn kara tagtadii soo martay iyo waxyaabihii laga dhaxlay.
Dhanka kale barnaamijka waa mid aqon kororsi ah, waxaana lagu gorfeeyaa mawaadiic mugleh oo wax tar uleh umadda Soomaaliyeed.
Toddobaadkan waxaa barnaamijka marti ku ah nabaddoon Sh. Ibraahim Sh. Cali Nuur (Shaacirul Islaam) oo ah guddoomiyaha golaha nuqabada wilaayaadka islaamiga ah ee Soomaaliya, wuxuuna ka waramay qaabka uu u shaqeeyo golaha, waxa u hirgalay inta uu dhisnaa golahaasi iyo doorkooda ku aaddan Jihaadka bariga Afrika.
Halkan ka dhagayso xalqada maanta ama hoos ka dhagayso dhammaan xalaqaadka kale.