Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Taliye Ku-xigeenkii Hore Ee NISA Oo Qiray In Mujaahidiintu Difaaca U Yihiin Ummadda Muslimiinta Ah Ee Soomaaliyeed.
  • Allposts
  • Warar

Taliye Ku-xigeenkii Hore Ee NISA Oo Qiray In Mujaahidiintu Difaaca U Yihiin Ummadda Muslimiinta Ah Ee Soomaaliyeed.

November 19, 2025

Agaasime-ku-xigeeii hore ee sirdoonka kooxda Riddada Soomaaliya murtad C/Salaan Guuleed ayaa si cad u qiray in Mujaahidiinta bariga Afrika ee Xarakada Al-Shabaab ay sabab u ahaayeen fashilka ku yimid heshiiskii xaaraanta ahaa ee ay kala saxiixdeen madaxii hore ee maamulka ashahaado-la-dirirka Somaliland murtad Muuse Biixi Cabdi iyo Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Gaal Abiy Axmed.

Murtad C/Salaan Guuleed ayaa sheegay in Itoobiya ay weli tahay Jaanis-gaad oo aanay marnaba ka tanaasulin damaca ay ka leedahay badaha Soomaaliya iyo MoU-ga ee ay la gashay Somaliland, balse haatan ay u cuntami wayday kadib markii Kuffaarta caalamku ay kula taliyeen in aanu isku dayin fulinta damacaasi garracan haddii kale uu wajihi doono dhirbaaxo kulul oo kaga timaadda Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Murtadkan oo ka mid ah dadka ugu neceb jihaadka iyo Mujaahidiinta ayaa arrimahan kaga hadlay waraysi dheer oo lala yeeshay, waxaanu tilmaamay in uu ogaaday in mujaahidiinta bariga Afrika ay yihiin darbiga kaliya ee difaaca u ah ummadda muslimiinta ah ee Soomaaliyeed.

Ku dhawaad labo sanno ayaa kasoo wareegtay markii murtad Muuse Biixi iyo Gaal Abiy Axmed ay magaalada Addis Ababa ku kala saxiixdeen heshiis xaaraan ah oo Itoobiya lagu siiyey qaybo ka mida badda Soomaaliya, heshiiskaas oo fashilmay kadib markii Mujaahidiinta iyo ummadda muslimiinta ah ee Soomaaliyeed ay si adag uga dhiidhiyeen.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Kooxda Gurguurte Oo Lacago Baad Horleh Kusoo Rogtay Maraakiibta Ganacsi Ee Kusoo Xirta Dekaddaha Somalia.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -28-05-1447 Hijri.

Related Stories

La-taliyihii Hore Ee Amniga Gurguurte Oo Sheegay In Ciidanka AUSSOM Aysan Sii Joogi Karin Soomaaliya.
  • Allposts
  • Warar

La-taliyihii Hore Ee Amniga Gurguurte Oo Sheegay In Ciidanka AUSSOM Aysan Sii Joogi Karin Soomaaliya.

July 27, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -13-Safar-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -13-Safar-1448-Hijri.

July 27, 2026
Wasiir Hore Oo Saadaaliyay In Mujaahidiintu La Wareegi Doonaan Somalia Haddii AUSSOM Baxdo.
  • Allposts
  • Warar

Wasiir Hore Oo Saadaaliyay In Mujaahidiintu La Wareegi Doonaan Somalia Haddii AUSSOM Baxdo.

July 27, 2026

Sawirro

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada