Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Ciidanka Kenya Oo Lagu Eedeeyay Inay Mooyaale Ku Dileen Sarkaal Itoobiyaan Ah.
  • Allposts
  • Warar

Ciidanka Kenya Oo Lagu Eedeeyay Inay Mooyaale Ku Dileen Sarkaal Itoobiyaan Ah.

November 24, 2025

Wargayska Addis-standard, ayaa isagoo soo xiganayo ilo wareedyo saraakiil iyo goobjoogeyaal ah sheegay in ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka Kenya ay kasoo gudbeen soohdin-beenaadka u dhaxeeya Kenya iyo dhulka Somali-galbeed ee ku hoos jira gumeysiga xabashida Itoobiya.

Dadka uu soo xiganayo waxaa ka mid ah nin lagu magacaabo Xuseen, kaasi oo sheegay in ciidamo ka tirsan ammaanka Kenya ay sabtidii lasoo dhaafay gudaha u galeen magaalada Mooyaale, halkaasina ku dileen sarkaal ka tirsan maamulka xabashida, halka sidoo kalena ay goobta ka afduubteen qof kale oo shacab ah.

Weerarka ayuu sheegay in uu si gaar ah uga dhacay xaafadda Bole 02, waxa uuna ka dambeeyay buu yiri markii ciidamo Kenyan ah ay isku dayeen inay gacanta ku dhigaan nin Itoobiyaan ah oo lagu magacaabo Wariyo Guracha, wuxuuna sheegay in 3 gaari oo Kenya leedahay ay kasoo tallaabeen xad-beenaadka, ka dibna tageen guriga ninka ay xireen, dood kadib ninka ayaa ka biya diiday in ay kaxaystaan ciidanka Kenya, waxaana laga soo xigtay isagoo leh “Haddii aan dembi galay, waxaa i xiraya oo keliya dowladda Itoobiya; wadan deris ah xaq uma laha inuu i qabto.”

Intaas ka dib wuxuu wargaysku sheegay in ciidanka Kenya u yeereen sarkaal Itoobiyaan ah oo lagu magacaabo Abduba Wariyo Dida, sidaasi si la mid ah ayuu isagana uga biya diiday inay xirtaan ninka Itoobiyaanka ah.

Dood dheer kaddib sarkaal Kenyan ah ayaa goobta ku dilay, sidoo kalena ka qaatay bastooladdii uu watay sarkaalka la oran jiray Abduba, dilka ka dibna waxay ciidanka Kenya goobta ka afduubteen ninka ay doonayeen.

Wargayska Addis oo soo xiganaya duqa Itoobiya ugu magacaaban magaalada Moyaale, ayaa xaqiijiyay in dilka ay geysteen ciidamo Kenyan ah oo uu xusay inay si sharci-darro ah uga soo gudbeen xuduud beenaadka, sida uu hadalka u dhigay.

Geesta kale waxaa war midkan ka duwan baahisay warbaahin Kenyan ah, taa oo sheegtay in ciidanka Itoobiya ay gudaha usoo galeen dhulka Kenya 2_Km, taasoo keentay dagaal qaatay 2 saacadood oo si gaar ah uga ka dhacay meel lagu magacaabo Sesi, waxay_na sheegeen in aysan jirin ciidamo Kenyaan ah oo ku dhintay ama ku dhaawacmay goobta, ayna ciidamada difaaca Kenya ku guulesyteen inay xakameeyaan xaaladda, sida ay warka u dhigtay, wallow uu warkaasi beeniyay duqa Itoobiya ugu magacaaban Mooyaale.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -03-06-1447 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -04-06-1447-Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -02-Rabiicu-Thaanii-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -02-Rabiicu-Thaanii-1448-Hijri.

September 13, 2026
Jeneraal Katirsanaa Xukuumadda Yemen Oo La Sheegay In Uu Ubaxsaday Soomaaliya.
  • Allposts
  • Warar

Jeneraal Katirsanaa Xukuumadda Yemen Oo La Sheegay In Uu Ubaxsaday Soomaaliya.

September 13, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 02-04-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 02-04-1448-Hijri.

September 13, 2026

Sawirro

Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Taliye Shub Oo Ku Dhaawacmay Duqayn Diyaaradeed Oo Gurigiisa Loogu Gaystay+Sawirro.

September 4, 2026
Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada