Wasiirka Warfaafinta Puntland Ceydiid Dirir oo ka hadlayey goob fagaaro ah ayaa sheegay Kooxda ridada ee Xasan Gurguurte ay ku fashilantay dagaalka Mujaahidiinta.
Wuxuu sheegay murtadkaan in ka badan 100-kun oo askari oo isugu jira maleeshiyaad iyo ciidamada Kuffaarta Africaanta ay ku guuldareysteen inay ka adkaadaan Mujaahidiinta Al Shabaab.
Sidoo kale murtadkaan ayaa intaasi raaciyey irdaha laga soo galo magaalada Muqdisho ay fadhiyaan mujaahidiinta.
Maamulka Riddada ee Puntland ayaa dhow jeer oo horay sidaan oo kale u sheegay in kooxda Riddada ee Xassan Gurguurte ay ku fashilmeen la dagaallanka Mujaahidiinta.
Muddooyinkii lasoo dhaafay dhaliilaha iyo eedeymaha kooxda ridada uga imaanayey maamul gobaleedyada kasoo horjeeda ayaa sii kordhayey kuwaasi oo oo khilaaf xooggan uu kala dhaxeeyo.