Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Wargays American Ah Oo Kooxda Gurguurte Ku Tilmaamay Mid Aad U Tabar-daran.
  • Allposts
  • Warar

Wargays American Ah Oo Kooxda Gurguurte Ku Tilmaamay Mid Aad U Tabar-daran.

December 10, 2025

Wargeys kasoo baxa dalka Maraykanka oo la dhaho The Washington Times ayaa qiray in Riddada Soomaaliya ay tahay koox aad u tabar-daran oo xattaa aan awood u lahayn in ay maamulaan deggaannada ka baxsan caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.

Murtad Sonkor Geyre, agaasimihii hore ee Wasaaradda Gaashaandhigga kooxda Riddada Soomaaliya oo waraysi siiyey wargeyskan ayaa sheegay in amniga kooxda riddadu uu halis ku jiro, isla markaana ay jirto khatar weyn oo kaga imanaysa dhinaca Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Warbixinta oo ahayd mid dheer ayuu sidoo kale wargeysku xusay in geesiyada tawxiidka ee Mujaahidiinta Xarakada Al-Shabaab ay ku-dhaqanka shareecada Islaamka ka hir-geliyeen dhul aad u ballaaran oo ay maamulayeen ayuu yiri muddo labaatan sanno ah.

Waxa kale oo warbixintu ka sanqarisey in Mujaahidiinta Al-Shabaab ay khatar weyn ku hayaan ciidamada Kenya isla markaana ay ku bartilmaameesadaan deggaanno uu wargeysku ku sheegay in ay ka tirsan yihiin gudaha dalka Kenya.

Weerarradan ay mujaahidiintu ay ku beegsanayaan ciidamada Kenya ayuu wargeysku ka dhawaajiyey in ay sii xoogaysanayaan tan iyo wixii ka dambeeyey markii saliibigii hore madaxweynaha ka ahaa Maraykanka Joe Biden uu Kenya la galay heshiis uu sheegay inuu ka caawinayo dagaalka ay kula jirto Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Warbixinnada ay kuffaarta caalamku ka qorayaan horumarka Mujaahidiinta iyo hoobadka Riddada ayaa si joogta ah isaga soo daba-dhacaaya, waxaanay kusoo aadayaan xilli Geesiyada Tawxiidku ay kor u qaadeen hawl-galladooda isla markaana Allaah fadligiis ay afka ciidda u dareen cadawga midabbada badan ee ku bahoobay duullaanka saliibiga ah ee lagu soo qaaday dalka Soomaaliya.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -19-06-1447 Hijri.
Next: Akhriso Xogta Saraakiil Iyo Maleeshiyo Camaliyad Istish-haadi Ah Lagula Eegtay Xero Nac-nac.

Related Stories

Trump Oo Sheegay Inuusan Ku Qanacsanayn Soo Jeedintii Ugu Dambeysay Ee Iiraan.
  • Allposts
  • Warar

Trump Oo Sheegay Inuusan Ku Qanacsanayn Soo Jeedintii Ugu Dambeysay Ee Iiraan.

May 2, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 15-11-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 15-11-1447-Hijri.

May 2, 2026
Beesha Caalamka Oo Xassan Gurguurte Ugu Goodisay Inay Dhaqaalaha Ka Goosan Doonaan.
  • Allposts
  • Warar

Beesha Caalamka Oo Xassan Gurguurte Ugu Goodisay Inay Dhaqaalaha Ka Goosan Doonaan.

May 2, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada