Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Maraykanka Oo Itoobiya Ka Codsaday Inay Ku Biirto Ciidamada La Geynayo Gaza.
  • Allposts
  • Warar

Maraykanka Oo Itoobiya Ka Codsaday Inay Ku Biirto Ciidamada La Geynayo Gaza.

December 20, 2025

Dowladda saliibiyadda Maraykanka oo weli wadda qorshaha dhagareysan ee ay doonayso inay ciidamo calooshood_u shaqeysteyaal ah ku geyso marinka Gaza, ayaa xiriir lasoo sameysay dowladda xabashida Itoobiya.

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Mareykanka, gaalka lagu magaxcaabo Marco Rubio, ayaa toddobaadkii hore xiriir uu la sameeyay Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya, Abiy Axmed ku waydiistay in ciidamo ku biiriyo waxay ugu yeeraan ciidamada ammaanka Caalamiga ah ee Mareykanku qorsheynayo in uu geeyo marinka Gaza.

Xogtan waxaa baahiyay wargayska Yahuudda ee The Times of  Israel, isaga oo soo xiganaya laba diblumaasi oo reer galbeed ah, kuwaas oo xog-ogaal u ah xiriirka labada dhinac dhexmaray.

Wargayska Yahuuddu leedahay ma uusan sheegin haddii uu jiro jawaab uu bixiyay ra’iisul wasaaraha dowladda xabashida Itoobiya, Abiy Axmed oo ku aaddan dalabka uga yimid maamulka Trump ee ciidamadiisa qaybta looga dhigayo murtazaqada la doonayo in la geeyo marinka Gaza.

Waxay tani qayb ka tahay qorshaha Trump ee ku aadan marinka Gaza, kaasi oo ku baaqaya in la dhiso ciidan caalami ah oo ay ku sheegeen inay ugu tala-galeen inay kormeerayaan marxalada kala-guurka iyo dib u dhis ee marinka Gaza.

Warbixin uu toddobaadkii hore daabacay wargayska Wall Street Journal, oo soo xiganay saraakiil, ayaa lagu sheegay in maamulka Trump doonayo inuu qorto ciidamo caalami ah oo ka kooban ilaa 10,000 oo askari, kuwaas oo uu hoggaamin doono Jeneraal American ah, si dagaalka kaddib ula wareegaan ammaanka marinka Gaza.

Balse waxay saraakiishu sheegeen in maamulka Trump uu waayay hal dal oo kasoo jawaaba dalabkiisa, sababo ku aadan cabsi ay ka qabaan kooxaha wax iska caabinta Falastiin ee ka howlgala marinka Gaza.

Wargayska ayaa tilmaamay in wasaaradda arrimaha dibadda ee Maraykanku ay si rasmi ah dalabkeedan ugu gudbisay ilaa 70 dowladood, balse 19 dal oo kaliya ayaa muujiyay rabitaankooda ah in ay kaga qayb-qaataan kaalmooyin kale oo ay ka mid yihiin qalabka iyo gaadiidka.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Daawo Qaybta 3aad Farriin Degdeg Ah Oo Ka Socota Maxaabiista Qaramada Midoobay.
Next: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -01-07-1447-Hijri

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -04-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -04-11-1447-Hijri

April 20, 2026
Jabhadda TPLF Oo Maamul Iyada U Gooni Ah Ka Qalqaalsanaysa Gobolka Tigrey.
  • Allposts
  • Warar

Jabhadda TPLF Oo Maamul Iyada U Gooni Ah Ka Qalqaalsanaysa Gobolka Tigrey.

April 20, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -03-11-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -03-11-1447 Hijri.

April 20, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada