Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Xassan Gurguurte Oo Ku Cataabay In Imaaraadku Si Xun Ula Dhaqamay Kooxdiisa.
  • Allposts
  • Warar

Xassan Gurguurte Oo Ku Cataabay In Imaaraadku Si Xun Ula Dhaqamay Kooxdiisa.

January 14, 2026

Xasan Sheekh Maxamuud oo ah madaxa kooxda Ridada Soomaaliya ayaa markii ugu horraysay faah faahin ka bixiyay waxa uu salka ku hayo khilaafka kala dhaxeeya dowladda Imaaraatka Carabta.

Kalimad uu jeediyay Xasan Gurguurte ayuu ku sheegay in dowladda Imaaraatka Carabta ay si xun ubahdishay kooxda Ridada ayna ula dhaqantay sida koox liidata oo aan jirin.

Xasan Sheekh ayaa dowladda Imaaraatka ku sifeeyay mid halis ku ah midnimada soomaalida islamarkaana gacmo kala duwan kula tacaamusha maamullada dalka ka jira oo uu ula jeediyo maamullada ashaadda ladirirada ah ee ay dabadhilifyada isla yihiin.

Dhinaca kale shirkadda dekadaha Imaaraatka ee DP World ayaa ganafka ku dhufatay amarkii kasoo baxay kooxda Riddada ee farayay in imaaraatku isaga baxaan dekadaha Kismaayo,Boosaaso iyo Berbera.

Mas’uul uhadlay shirkadaha dekadaha Dubai ayaa usheegay wakaaladda wararka Reuters in warka kasoo baxay Muqdisho uusan iyaga khuseyn islamarkaana ay kasii shaqeyn doonaan dekado ay kamid tahay Berbera.

Mas’uuliyiin katirsan maamulka Yahuudda ayaa usheegay warbaahin laga leeyahay Mareykanka iyo dowladda Imaaraatka ay kala shaqeysay aqoonsiga ay siiyeen maamulka isku magacaabay Somaliland ee ka jira gobollada waqooyi galbeed Soomaaliya.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 25-07-1447-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -25-07-1447 Hijri.

Related Stories

Dowladaha Reer-galbeedka Oo Cadaadisyo Adag Gurguurte Ku Saaraya Joojinta Dagaallada Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

Dowladaha Reer-galbeedka Oo Cadaadisyo Adag Gurguurte Ku Saaraya Joojinta Dagaallada Muqdisho.

June 4, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -18-12-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -18-12-1447 Hijri.

June 4, 2026
Alzallaqah Oo Baahisay Muuqaalkii Weerarkii Lagu Qabsaday Seyfaari Iyo Mobti.
  • Allposts
  • Warar

Alzallaqah Oo Baahisay Muuqaalkii Weerarkii Lagu Qabsaday Seyfaari Iyo Mobti.

June 4, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada