Idaacadda Alandalus waxa ka socda silsilad gabayo ah oo dhawaan ay bilowday, silsiladdaasoo abwaanada Soomaaliyeed ee xaq u dirirka ahi ay suugaantooda ku cabirayaan jawaabta la siinayo Yahuudda iyo cidda Keentay.
Sidaa darteed bogga Calamadu wuxu idiin ballan qaadayaa in uu idiin soo gudbiyo gabayadaas silsiladda ah oo dhammaantood ku wajahan Yahuudda iyo cidda keentay, maantana waxan idiin soo gudbinaynaa gabayga 10aad oo ah gabay qiimo badan oo uu tiriyay Abwaan Cabdiwaaxid Gama’diid.
Halkan ka dhagayso ama ka dagso gabayga.