Ciidamada aad u qalabaysan oo ka tirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa saaka weerar culus oo cagmarin ah ku qaaday saldhigyo ciidan oo maleeshiyaadka murtadiinta ah ay kulahaayeen duleedka degmada Warsheekh ee wilaayada islaamiga ah ee Sh/dhexe.
Weerarka cagmarinta ah ayaa ka socda saldhigyo ciidan oo kuyaal deegaannada dhaca duleedka Warsheekh oo qaar ka mid ah ay yihiin kuwa Danab ee murtazaqada u ah dowladda saliibiyadda Maraykanka.
La soco wixii soo kordha insha’Allaah.