Mu’assasada warbaahineed ee Al-Kataib ayaa goordhow faafisay sawiro hordhac ah oo ku saabsan weeraradii cagmarinta ahaa ee saaka ka dhacay duleedka degmada Warsheekh ee wilaayada islaamiga Sh/dhexe, halkaas oo cagta lagu mariyay maleeshiyada murtadiinta.
Sawirada oo ka kooban ilaa 35 waxay muujinayaan maydadka maleeshiyadii Riddada oo goobta daadsan iyo gaadiid tikniko ah oo laga qabsaday murtadiinta.
Halkan Ka Degso Dhammaan Sawirrada Oo PDF Ah.
Ama Hoos Ka Daawo.
Duleedka Warsheekh__20