Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Iiraan iyo Mareykanka oo weeraro hor leh ku hanjabaya.
  • Allposts
  • Warar

Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Iiraan iyo Mareykanka oo weeraro hor leh ku hanjabaya.

January 27, 2026

Dowladaha reergalbeedka gaar ahaan Mareykanka ayaa garaacaya durbaanka dullaan ka ah dowladda shiicada Iiraan, ilo wareedyo ayaa sheegaya in Trump uu xusulduub xooggan ugu jiro sidii uu tallaab uga qaadi lahaa hoggaanka iirraan.

marka lagasoo tago Mareykanka dowladaha reer Yurub ayaa dhanka sahanka iyo sirdoonka ka caawinaya duullaanka sida ay faafinayaan wargeysyada ugu afka dheer Mareykanka.

Wargeyska New York Times ayaa isagoo soo xiganaya masuuliyiin Iiraaniyiin ah sheegay in Hoggaamiyaha Sare ee shiicada Cali Khumeyni uu 9-kii Janaayo ku amray Golaha Sare ee Amniga Qaranka in mudaharaadyada lagu cabburiyo si kasta oo suurtagal ah.

Majaladda the Time ayaa 25-kii Janaayo ka soo xigatay masuuliyiin sar-sare oo Iiraaniyiin ah in illaa 30,000 oo qof laga yaabo in lagu dilay mudaaharaadyadii ka dhacay dalka.

Wararkan lasoo dusiyay wuxuu muujinayaa jiritaanka mucaaradnimo ka dhex jirta nidaamka talada haya oo ka soo horjeedda siyaasaddan adag ee ay isticmaalayaan hoggaamiyaasha ciidanka ilaalada kacaanka.

Adeegga internet-ka ayaa weli go’an tan iyo 8-dii Janaayo, iyadoo dood adag ay ka dhex aloosan tahay laba garab oo nidaamka ka tirsan: midka koowaad wuxuu aaminsan yahay in dib-u-soo-celinta internet-ka ay horseedi karto dib-u-billowga mudaharaadyada, halka kan labaad uu ku doodayo in cawaaqibta dhaqaale ee ka dhalanaysa go’itaanka internet-ka ay sababi karto qalalaase gudaha ah.

Falanqeeyaha Iiraani ah ee nidaamka taageersan, Mustafa Najafi, ayaa sheegay in mudaharaadyadii ugu dambeeyay ay matalayaan jiho sii xoogaysanaysa, wuxuuna ku tilmaamay mowjadihii mudaaharaad ee billowday sannadkii 2017-kii inay ahaayeen “qaraxyo isdaba-joog ah oo ka dhashay caro dhismeed oo aan xal loo helin”.

Wuxuu xusay in mowjad kasta oo mudaharaad ahi ay “isku darsato dalabyo aan la fulin”, taasoo muujinaysa in ku guul-darraysiga nidaamka ee wax ka qabashada dalabaadka shacabka ama bixinta tanaasul kadib mudaharaadyada ay sii xoojinayso caro-weynaha isla markaana ay kordhinayso kalsooni-darrada lagu qabo nidaamka.

Wargeyska Washingtonpost ayaa isna sheegay in dadkii ku dhintay dibad baxyadii iiraan ay kor udhaafi karaan 10-kun oo ruux marka la eego tirakoobyada ka imaanaya hoggaamiyaasha mucaaradka dibad joogga ah.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -08-08-1447 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -09-08-1447-Hijri

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -17-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -17-11-1447-Hijri

May 3, 2026
Kooxda Gurguurte Oo Shaacisay Inay Doorasho Ka Qaban Doonto Gedo.
  • Allposts
  • Warar

Kooxda Gurguurte Oo Shaacisay Inay Doorasho Ka Qaban Doonto Gedo.

May 3, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -16-11-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -16-11-1447 Hijri.

May 3, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada