Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Qaar Ka Mid Ah Shaqaalaha Dowladda Kenya Oo Shaqo-joojin Sameeyay.
  • Allposts
  • Warar

Qaar Ka Mid Ah Shaqaalaha Dowladda Kenya Oo Shaqo-joojin Sameeyay.

February 17, 2026

Dowladda Saliibiyadda Kenya ayaa la daalaa-dhacaysa caqabado dhaqaale oo waaweyn, waxaana soo if-baxaya gadood dhinaca dhaqaalaha ah oo shaqaalaha dowladdu ay samaynayaan.

Isniintii shalay, shaqaalaha garoonka diyaaradaha ugu weyn ee dalka Kenya ayaa shaqo joojin sameeyay, taasoo keentay in dib u dhac uu ku yimaaddo duullimaadyada isla markaana dadkii rakaabka ahaa ay ku xayirmaan garoonka.

Shaqaalaha garoonka diyaaradaha ee Jomo Kenyatta ayaa la sheegay in dowladda ay ka dalbadeen in mushaharka loo kordhiyo iyo in la hagaajiyo xaaladahooda shaqo.

Diyaaradda Kenya Airways ayaa soo saartay digniin ay ku boorinayso macaamiisha in ay hubiyaan xaaladda duulimaadkooda ka hor inta aysan imaan garoonka caalamiga ah ee Jomo Kenyatta ee magaalada Nairobi.

Bayaan shirkaddu soo saartay ayaa sidoo kale sheegay in dib u dhac ku yimid hawlaha xakameynta duulimaadyada ay saameynayaan bixitaanka iyo imaatinka diyaaradaha, loona baahan yahay in jadwalka duulimaadyada wax laga beddelo.

Sida ay wararku tibaaxayaan kumanaan rakaab ah ayaa shalay lagu arkayay iyagoo ku xayiran bannaanka garoonka Jomo Kenyatta.

Shaqaalaha garoonka ayaa la sheegay in toddobaadkii hore ay soo saareen ogeysiis shaqo joojin ah kadib markii dowladdu ku guuldareysatay inay fuliso heshiis ay horey ula galeen ururka shaqaalaha, oo ay ku dalbadeen in mushaharka loo kordhiyo.

Gadoodkan, ayaa kusoo aadaya xilli dowladda Saliibiyadda Kenya ay ku jirto xaalad dhaqaale oo adag, kadib markii ay iskugu biireen musuqmaasuq xarkaha goostay, dayn xad-ka-bax ah, sicir-barar, iyo sidoo kale cashuur tiro-beel ah oo saamayn xun ku yeelatay nolosha bulshada.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -29-Shacbaan-1447-Hjr
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -29-08-1447 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -20-10-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -20-10-1447-Hijri

April 7, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -19-10-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -19-10-1447 Hijri.

April 7, 2026
Doorasho Boob Kursi Lagu Sheegay Oo Maanta Ka Dhacday Baydhaba.
  • Allposts
  • Warar

Doorasho Boob Kursi Lagu Sheegay Oo Maanta Ka Dhacday Baydhaba.

April 7, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada