Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Ciidanka Xabashida Oo 16 Qof Oo Shacab Ah Ku Dilay Koonfurta Itoobiya.
  • Allposts
  • Warar

Ciidanka Xabashida Oo 16 Qof Oo Shacab Ah Ku Dilay Koonfurta Itoobiya.

February 19, 2026

Wararka ka imanaya koonfurta Itoobiya ayaa sheegaya xasuuq ba’an oo ciidanka Xabashida Itoobiya ay u geysteen dad shacab ah oo ku dhaqan aagga Goma, gaar ahaan degmooyinka Zayse Wezeka iyo Zayse Denbel.

Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka dawaaqiidda federaalka Itoobiya iyo qaar ka mida dadka deegaanka oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ugu yaraan 16 qof ay ku dhinteen, hanti badanna ay burburtay, ka dib iska horimaad dhex-maray ciidanka Xabashida Itoobiya iyo dad shacab ah.

Abraham Amoshe, oo ah xildhibaan metala deggaanka Zayse, ayaa sheegay in rabshaduhu ay bilowdeen dabayaaqada usbuucii hore, wuxuuna tilmaamay in ciidamada ku lugta leh gummaadka shacabka ay isugu jiraan booliska rabshadaha ka hortagga ee gobolka, booliska caadiga ah ee aagga, maleeshiyaad, iyo askar horey uga tirsanayd ciidanka Xabashida Itoobiya.

Warar is-khilaafsan ayaa kasoo baxaya sababta dhalisay rabshadahan, balse xildhibaanku wuxuu ku eedeeyay maamulka gobolka in iyagu ay soo abaabuleen hawl-galkan isla markaana ay xasuuqeen dhalinyaro shacab ah oo dhagxaan tuuraysay. Isagoo intaa raaciyey in ciidamada ammaanku ay saldhigyo ka samaysteen iskuullo iyo xarumo caafimaad, taasoo uu ku tilmaamay mid khatar ku ah shacabka deggaanka.

Dhimashada iyo burburka hantida kasakow, waxa kale oo warbaahinta maxalliga ah ee Itoobiya ay xaqiijisay in la afduubtay dad ka badan 100 qof, kuwaas oo ilaa hadda aan la garanayn meel ay ku sugan yihiin.

Wararka ayaa tilmaamaya in dad badan oo kale la xir-xiray, qaar kalena ay duurka u baxsadeen, iyadoo dad badan oo barakacayaal ah la sheegay inay wajahayaan xaalad bini’aadantinimo oo adag, oo ay ka mid yihiin cunto la’aan, biyo la’aan iyo hoy la’aan.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -02-Ramadaan-1447-Hjr
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -02-09-1447 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -09-02-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -09-02-1448-Hijri

July 22, 2026
Shirkii Mucaaradka Iyo Kooxda Gurguurte Oo Fashil Ku Dhamaaday.
  • Allposts
  • Warar

Shirkii Mucaaradka Iyo Kooxda Gurguurte Oo Fashil Ku Dhamaaday.

July 22, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -08-02-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -08-02-1448 Hijri.

July 22, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada