Ciidamada guutada qaraxyada Mujaahidiinta Al-shabaab, waxay gabaldhicii maanta weerar culus oo qarax ah ka fuliyeen deegaanka Calamada ee dhaca duleedka magaalada Muqdisho, kaasi oo lala eegtay fariisin ay ku sugnaayeen maleeshiyaadka sirdoonka Riddada gaar ahaan kuwa Duufaan.
Qaraxa ayaa Allaah fadligiis u dhacay sidii loo qorsheeyay, waxaana inta la hubiyay dhaawacyo culus ku noqday ilaa 6 askari oo ka tirsan maleeshiyaadka sirdoonka Riddada ee Duufaan loo yaqaan, halka sidoo kalena goobta qaraxu ka dhacay uu ku burburay hubkii ay wateen maleeshiyadaasi.
Waxaannu helnay magacyada shan ka mid ah maleeshiyada Riddada Duufaan ee ku dhaawacmay qaraxa, waxayna kala yihiin: Ismaaciil Moobleen, Cusmaan Dhaqane, Ibraahim Xasan, Nuur Itoobiya iyo Maxamed Cadow.