Howlgal qarax ah oo ay ciidamada mujaahidiintu ka fuliyeen gudaha degmada Buulamareer ayaa lala eegtay fariisin ay ku sugnaayeen maleeshiyaadka Riddada, waxaana qaraxaasi inta la hubiyay ku dhaawacmay askari murtad ah.
Sidoo kale, waxay ciidamada mujaahidiintu qarax kale ka fuliyeen degmada Jannaalle ee isla Sh/hoose, kaasi oo lala beegsaday fariisin maleeshiyaadka Riddada ay ku leeyihiin gudaha degmadaasi, qaraxa labaad waxaa isagana inta la xaqiijiyay ku dhaawacmay hal askari oo murtad ah.
Dhanka Hiiraan, waxay ciidamada mujaahidiintu saacadihii lasoo dhaafay howlgal qarax ah ku weerareen saldhigga ciidamada saliibiyiinta Itoobiya ku leeyihiin deegaanka Halgan ee wilaayada Hiiraan, waxaana jira khasaare qaraxaas kasoo gaaray saliibiyiinta.
Qaraxa afaraad ayay ciidamada mujaahidiintu saacadihii lasoo dhaafay ka fuliyeen gudaha degmada Baardheere ee wilaayada Gedo, kaasi oo lala eegtay fariisin ay ku sugnaayeen maleyshiyaadka Riddada gaar ahaan kuwa (NISA), waxaana jira khasaare soo gaaray murtadiinta.
Dhanka kale, ciidamada mujaahidiinta ee ka howlgala wilaayada Baay, waxay saacadihii lasoo dhaafay dagaal culus oo toos ah ku qaadeen xerada maleeshiyaadka murtadiinta ee Bur-jeetka ee hoostagta magaalada Baydhaba, waxaa halkaas ka dhacay dagaal culus oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.