Maxkamadda shareecada islaamka ee wilaayada jubbada hoose, ayaa fagaare kuyaal degmada Jamaame xaddu Riddo dil ah ku fulisay shan jawaasiis ah oo la shaqeynayay sirdoonnada saliibiyiinta Maraykanka iyo murtadiinta, kuwaas oo cadowga kusoo hogaamiyay dadka muslimiinta ee ku dhaqan deegaannada lagu maamulo shareecada islaamka.
Boqollaal ka mid ah bulshada ku dhaqan degmada Jammaame ayaa usoo daawasho tagay fulinta xadkan ka midka ah xuduuda Allah ee lagu fuliyay jawaasiista Maraykanka iyo murtadiinta, waxaana goobta laga akhriyay dacwadda lagu soo oogay jawaasiita iyo qiraallada ay bixiyeen.
Halkan Ka Dhagayso Warbixin Ku Saabsan Xadka Jammaame.