Maxkamadda shareecada islaamka ee wilaayada Jubbada dhexe, ayaa xukun xaddu Riddo dil ah ku fulisay shan jawaasiis ah oo u shaqeynayay sirdoonnada saliibiyiinta Maraykanka iyo murtadiinta.
Xadka ayaa ka dhacay fagaare kuyaal degmada Jilib ee xarunta wilaayada islaamiga Jubbada dhexe, waxaana fulinta xadka usoo daawasho tagay kumannaan ka mid ah bulshada magaalada, fagaaraha waxaa laga akhriyay xukunka kasoo baxay maxkamadda shareecada islaamka ee wilaayada Bakool.
Halkan Ka Dhagayso Xukunka Jawaasiista Galabta Lagu Dilay Jilib.