Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Yahuudda Oo Muslimiinta Ka Hor-istaagay Inay Ku Cibaadaystaan Masjidka Barakaysan Ee Al-aqsaa.
  • Allposts
  • Warar

Yahuudda Oo Muslimiinta Ka Hor-istaagay Inay Ku Cibaadaystaan Masjidka Barakaysan Ee Al-aqsaa.

March 16, 2026

Wararka ka imaanaya dhulka reer Filistiin, ayaa sheegaya in maamulka gumeystaha Yahuudda uu albaabada u laabay masaajidka barakaysan ee Al-Aqsaa, isagoo Muslimiinta ka hor istaagay in ay si xor ah ugu cibaadaystaan.

In ka badan laba usbuuc, ayaa lasoo wariyay in uu xiran yahay masaajidkan barakaysan, waxaana durba la dareemay saameynta uu reebay falkan guracan ee lagula dagaallamyo shicaaraatka Islaamka.

Tallaabadan ayaa kusoo beegantay iyadoo lagu guda jiro Tobonka danbe ee bisha barakaysan ee Ramadaan, oo ah waqti ay si gaar ah Muslimiinta ugu dadaalaan cibaadada, si ay uga faa’ideystaan fadliga weyn ee bishan ku jira.

Muuqaallo lagu faafiyay baraha bulshada, ayaa muujinaya dad Maslimiin ah oo salaadda ku oogaya meel u dhow masaajidka, kadib markii laga hor istaagay in ay gudaha u galaan oo ay si xur ah ugu cibaadaystaan, iyadoo uu marti galin jiray kumannaan muslimiin ah.

Sidoo kale, waxaa haawanaya barxadaha masaajidka Al-aqsaa, waxaana si ka duwan sannadihii lasoo dhaafay masaajidkan laga waayay dhawaqa aadaanka, qirada salaadaha sida Maqribka, Cishaha, Taraawiixda iyo Tahjudka.

Falkan ayaa mar kale muujinaya cadaawada sii kordhaysa ee ay Yahuuddu u hayaan dadka Muslimiinta, iyadoo marba marka ka dambeysa ay qaadayaan tallaabooyin lagu beegsanayo Islaamka iyo ehelkiisa, waxaana xusid mudan in maamulkan uu u sacyinayo in cadaawadiisa usoo safriyo dalal uu ka mid yahay Soomaaliya.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 27-09-1447-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -27-Ramadaan-1447-Hijri

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -06-01-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -06-01-1448-Hijri

June 20, 2026
Tahriibeyaal Fara Badan Oo Ku Le’day Badweynta U Dhow Xeebaha Liibiya.
  • Allposts
  • Warar

Tahriibeyaal Fara Badan Oo Ku Le’day Badweynta U Dhow Xeebaha Liibiya.

June 20, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -05-01-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -05-01-1448 Hijri.

June 20, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada