Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Laftagareen Oo Markale Isku Doortay Madaxa Maamulka ‘Koonfur-galbeed’.
  • Allposts
  • Warar

Laftagareen Oo Markale Isku Doortay Madaxa Maamulka ‘Koonfur-galbeed’.

March 28, 2026

Doorashadaan oo ahayd tii ugu waqtiga yareed ayaa waxay ka dhacay gudaha magaalada Baydhabo, waxaana isla maanta la doortay Xildhibaanada, iyo hoggaanka Baarlamaanka Koonfur galbeed iyo madaxa maamulkaasi oo loo doortay murtad Laftagareen.

In la dadajiyo doorashada Koonfur galbeed ayaa keentay kadib markii kooxda ridada ciidankii ay geysay magaalada Buurhakaba ay u dhaqaaqeen dhinaca magaalada Baydhabo si ay weerar ugu qaadaan Laftagareen.

Laftagareen ayaa markii la doortay hadal uu jeediyey ku sheegay in muddadii uu la socday Gurguurte Bastoolad lagu hayey oo loo hanjabayey, wuxuuna intaasi raaciyey in Gurguurte kharashkii ka galay doorashada Qof iyo Cod darteed uu usoo weerararo Koonfur galbeed.

Is doorashada Lafragareen ayaa waxaa kasoo horjeesatay kooxda ridada ee Gurguurte taasoo sheegtay inay tahay mid sharci darro ah oo aysan aqbali doonin.

Doorashadaan ka dhacday magaalada Baydhabo ayaa imaanaysa xilli ay cirka isku shareertay xiisada u dhaxeeysa kooxda ridada iyo maamulka ridada ee Koonfur galbeed, iyadoo kooxda ridada maleeshiyaat ay ka keentay magaalada Muqdisho ay hadda ku sugan yihiin duleedka Buurhakaba si ay u weeraraan Laftagareen oo ku sugan magaalada Baydhabo.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -10-10-1447-Hijri
Next: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 10-10-1447-Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -24-Muxarram-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -24-Muxarram-1448-Hijri.

July 9, 2026
Sarkaal Ka Tirsan Kooxda Gurguurte Oo Lagu Eedeeyay Boobka Suuqa Hilibka Bakaaraha.
  • Allposts
  • Warar

Sarkaal Ka Tirsan Kooxda Gurguurte Oo Lagu Eedeeyay Boobka Suuqa Hilibka Bakaaraha.

July 9, 2026
Dhagayso Andalus Podcast: Sheekh Cabduwali Muudeey Iyo Cudurada Ruuxiga.
  • Allposts
  • PODCASTS

Dhagayso Andalus Podcast: Sheekh Cabduwali Muudeey Iyo Cudurada Ruuxiga.

July 9, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada