Afhayeenka Jamaacada Nusratul Islaam Wal-muslimiin Abuu Xudeyfa Al-banbaari sidoo kalena ku magac-dheer Biinaa Diyaara, ayaa markii ugu horreysay ka hadlay weerarka ay mujaahidiintu ku qaadeen talisyada waaweyn ee maamulka riddada Mali.
Bayaan maqal iyo muuqaal ah oo uu soo saaray, kuna baxayay luuqadda maxalliga, ayuu ku shaaciyey go’doomin ballaaran oo Mujaahidiinta Nusratul Islaam Wal-muslimiin ay kusoo rogeen magaalada Bamako ee caasimadda waddanka Mali.
Weerarradii dhawaan mujaahidiintu ka fuliyeen caasimadda isla markaana kula wareegeen magaalooyin waaweyn oo dalka ah, ayuu afhyeenku sheegay inay qayb ka yihiin hawl-gallo millateri oo socon doona. Isagoo go’doominta Bamako ku tilmaamay istaraatiijiyad xididdada loogu siibayo xukuumadda riddada.
Abuu Xudeyfa Al-banbaari, intii uu warsaxaafadeedkiisan ku gudo-jiray waxa uu baaq u diray dadka muslimiinta ah ee ku nool caasimadda Bamako.
Afhayeenku waxa uu carrabka ku adkeeyey in shacabku ay muujiyaan feejignaan dheeraad ah, isla markaana ay ka fogaadaan xarumaha cadowga, si aysan ula kulmin halis amni.
Waxyar ka-gadaal, markuu soo baxay bayaanka Jamaacadu, dowladda saliibiyadda Maraykanka oo aad u walaacsan, ayaa soo saartay digniin culus oo ku wajahan muwaadiniinta Maraykanka ee ku sugan waddankaasi, gaar ahaan caasimadda Bamako.
Safaaradda Maraykanka ee waddanka Mali ayaa qoraal kooban oo ay soo dhigtay barteeda xiriirka bulshada, waxay ku shaacisay inay ka war-heshay warbixinno ku saabsan hawl-gallo ay Mujaahidiinta Nusratul Islaam Wal-muslimiin damacsan yihiin inay ka fuliyaan gudaha caasimadda Bamako.
Dhaqdhaqaaqyo gogol-xaar u ah hawl-galladaasi ayuu Maraykanku sheegay inay ka socdaan gudaha Bamako, isagoo ugu baaqay muwaadiniintiisa ku sugan waddankaasi, gaar ahaan caasimadda, inay guryahooda ku negaadaan, safar kasta oo aan daruuri ahayn-na ay ka fogaadaan.
Si kastaba ha ahaatee, waxaa socda dhaqdhaqaaqyo ay maleeshiyaadka riddada Maali ka wadaan deggaannada qaar, kuwaas oo isku diyaarinaya sidii ay u bannayn lahaayeen aagaggaasi, ka hor inta aanu soo gaarin gulufka mujaahidiintu.